Friday, April 26, 2024

Qatar oo yeelatay Ra’isul Wasaare cusub kadib markii uu is casilay R/Wasaarihii hore

Sida ay baahisay Wakaalada wararka u faafisa dowlada Qatar Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa iska casilay...

Haweeney ka qeyb galeysay Tartan cunto Cunis ah oo si lama filaan ah u...

Haweeney u dhalatay dalka Australia kana qeyb qaadaneysay tartan cunto cunis ah ayaa si lam afilaan ah u suuxday kadibna u geeriyooday xili ay...

Shirkad lagu eedeeyey iney ku xad gudubtay dad Muslimiin ah oo la ganaaxay

Waaxda gaadiidka ee dalka Mareykanka ayaa ganaax lacageed oo gaaraya $50 kun oo doolar, dul dhigtay shirkadda Delta, ka dib markii ay ku xadgudubtay...

Shacabka Maraykanka oo u baroordiiqaya geeridii ku timid Kobe Bryant (Sawirro)

Shacabka Maraykanka ayaa u baroordiiqaya Ciyaaryahanka kubadda koleyga ee u dhashay dalkaas Kobe Bryant oo ku dhintay shil diyaaraded, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay taageerayaashiisa...

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Safaarada Mareykanka ku leeyahay magaalada …

Weerar loo adeegsaday madaafiic ayaa lagu qaaday dhismaha Safaarada dowlada Mareykanka ku leedahay magaalada Bagdaad ee dalka Ciraaq, waxaana lasoo warinayaa in weerarkan uu...

Dadka u dhimanaya firuska dilaaga ah ee ka dilaacay Shiinaha sii kordhaya (Sawirro)

Faafidda feeriska ku dhaca neef mareen ayaa si xawli ah ugu sii fidaya dalka Shiinaha, waxaa sidaasi ka digay madaxwaynaha Shiinaha Xi Jinping. Mdaxwaynaha ayaa...

Masaajidda kuyaala UK qaarkood oo bilaabay olole ay dad badan soo dhaweeyeen

Mahad waxaa loo celinayaa koox Muslimiin ah oo fadhigeedu yahay Birmingham kuwaas oo gabbaad siinaya darbi-jiifta aan heysan gogol diirran iyo cunno ay kaga...

Nin laayey dad ay ku jiraan labadiisa Waalid oo xabsiga loo taxaabay (Sawirro)

Booliska Jarmalka ayaa sheegay iney xireen Nin toogtay lix qof oo ka tirsan qoyskiisa oo ay ku jiraan labadiisa waalid. Toogashada ayaa ka dhacaday magaalada...

Dhul-gariir khasaare badan geystay oo ka dhacay dalka Turkiga (Sawirro)

Dhulgariir xoog badan ayaa ku dhuftay bariga waddanka Turkiga, kaasoo geystay khasaare iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur xoogan. Dhul-gariirkan oo ah kii ugu horreyay...

Senatarada dhegeysanaya dacwada xil ka qaadista Trump oo arrimo yaab leh ku kacay

Xildhibaannada aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay iska hurdayaan, iska ciyaarayaan, shuruuc kalena jabinayaan xilli uu socdo dhageysiga dacwadda ka dhanka ah madaxweyne...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs