Thursday, May 2, 2024

Nin jabiyay Amarka guri Jooga ee Caronavirus looga hortagayo oo toogasho lagu dilay !!

Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa toogasho lagu dilay kadib markii lagu eedeeyey inuu jebiyey amarka guriga-joog ah, ee looga gol leeyahay in lagu...

Trump: “Qof walba oo Maraykan ah waa inuu u diyaar garoobaa Maalmaha adag ee...

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in shacabka maraykanka ay xiligan ku jiraan mid ka mid ah xiliyadii ugu adkaa taariikhda noloshooda, isagoo ugu baaqay iney...

Tirada dadka uu haleelay cudurka COVID-19 oo gaartay heerkii ugu sareeyey

Sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda Johns Hopkins tirada guud ee kiisaska Coronaviris ayaa gaartay hal milyan dunida oo dhan. In ka...

Madaxweyne Cagjar oo xabsiga dhigay Mas’uuliyiin, kuwa kalena shaqada ka eryey

Wararka ka imanaya Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqada laga cayriyey madaxii amniga ee gobolka Cabdicaadil Xasan Cabdi Wararkan oo aanu ka helnay...

Somaliland oo Mamnuucday labo ka mid ah Shirkadaha dayuuradaha (Sabab yaab leh)

Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday labo ka mid ah shirkadaha dayuuradaha ee duulimaadyada caalamiga ah ku tegi jiray magaalada Hargeysa. Shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubai...

Qofkii ugu horeeyey Soomaali ah oo dalka Holand ugu geeriyooday Coronavirus

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ayaa la sheegay inuu maanta dalka Holand ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee haatan caalamka oo dhan uu dagaal...

Coronavirus oo ku sii faafaya Kenya iyo Kiisas ugu badnaa oo maanta la helay

Dowlada Kenya ayaa maanta xaqiijisay in dad hor leh oo gaaraya 22 qof laga helay cudurka Coronavirus ee dhibaatada xoogan ku haya caalamka. Wasaarada Caafimaadka...

Doorashadii sanadkan ka dhici laheyd Itoobiya oo dib loo dhigay sababo la xiriira..

Guddiga Qaran ee Doorashada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii la wada sugayey ee dalka Itoobiya ka dhici lahayd sanadkan. Guddiga...

(Sawirro) Soomaaligii ugu horeeyey oo cudurka Coronavirus ugu geeriyooday Norwey

Marxuum Axmed Faarax Cali ayaa noqday Soomaaligii ugu horeeyay ee dalka Norwey ugu geeriyooda xanuunka Covid 19, waxaana maanta lagu aasay magaalada Oslo. Waxaa aaska...

Lix ka mid ah dalalka Afrika oo weli aan laga helin cudurka Coronavirus

Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris ah, oo weli...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs