Friday, May 17, 2024

COVID-19: Argagax ka taagan Maraykanka & dhimashada oo tiro beeshay (Sawirro)

Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000 qof iyadoo dadka uu...

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay Cudurka halista ah ee Caronavirus  !!

Dalka Mareykanka waxaa si xowli ah ugu sii faafaya cudurka Caronavirus, waxaana dalkaasi laga soo wariyay in xanuunka Caronavirus usii gudbay xawayaanka halka markii...

Raisul Wasaare Johnson oo caawa loola cararay Isbitaal ku yaalla London

Ra'iisal Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa caawa la dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada London si baaritaan loogu sameeyo calaamaha joogtada ah ee Coronavirus. Ra'iisal wasaaraha...

Itoobiya oo laga helay kiisas cusub oo Coronavirus ah & qofkii ugu horeeyey oo...

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay in bukaankii ugu horreeyay uu dalkaas ugu geeriyooday cudurka Coronavirus ee caalamka dhibaatada ba'an ku haya. Sidoo kale guddiga dowlada Itoobiya...

Wiil 6 jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Covid-19 iyo dad badan oo loo...

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa geeriyooday, iyadoo geeridiisa ka dib la ogaaday inuu u dhintay cudurka Covid-19 markii...

Trump oo diiday inuu qaato qaar ka mid ah talooyinka ka hortaga Coronavirus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday inuu xirto walxaha afka lagu xirto ee gacanta ka gaysta in looga gaashaanto cudurka Coronavirus. Arrintan ayaa timid kaddib...

Dal kuyaala Yurub oo hal maalin kaliya cudurka Caronavirus ugu dhinteen dad ku dhaw...

Cudurka Caronavirus ayaa kusii faafaya qaar kamid ah wadamada Yurub kuwaa oo hada safka hore ugu jira faafitaanka iyo dhimadhada uu sababayo cudurkan asalkiisa...

Dowlad xayiraada shacabkeeda u adeegsaneysa robotyo casri ah (Daawo Sawirada)

Inta badan wadamada caalamka ayaa xayiraad kusoo rogay shacabka kunool si looga hortago in uu faafo nolosha dad badana galaafto cudurka sida weyn dunida...

Madaxweyne amar ku bixiyay in la toogto dadka diida xayiraada Caronavirus !!

Inta badan Wadamada caalamka ayaa xayiraad kusoo rogay shacabkooda kuna amray in ay joogaan guryahooda si looga hortago in uu faafo dad badana uu...

Caro ka dhalatay Dhaqaatiir ku baaqday in talaalka Caronavirus lagu tijaabiyo Afrika

Labo dhaqtar oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa ku baaqay in talaalka looga hortago cudurka dunida ku faafaya ee Caronavirus lagu tijaabiyo qaarada Afrika...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs