Friday, April 26, 2024

Khasaaraha dhimasho ee qaraxii Beirut oo sii kordhay & Dad badan oo weli la...

Shaqaalaha gurmadka deg degga ah ee Lebanon ayaa weli burburka dhismayaasha ka raadinaya haddii ay jiraan dad ka bad-baaday qaraxii weynaa ee shalay ruxay...

Haweeney Raisul Wasaare ka ah dal ka tirsan Yurub oo guursatay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa maanta la aqalgashay seygeeda Markus Räikkönen oo ay muddo 16 sano ah wada jireen. War ka soo baxay...

Shirkadda TikTok oo la timid xeelad looga badbaadinayo in laga mamnuuco Maraykanka

Sida uu qoray wargeyska New York Times, Shirkadda Microsoft Corp ayaa wada-hadallo kula jirta shirkadda ByteDance, si ay uga iibsato app-ka aadka loo isticmaalo...

Madaxweyne Donald Trump oo dalbaday in loo sameeyo muddo kordhin

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa saddexda bisha November. Trump...

(Sawirro) Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay Nebinimo oo lagu dhex dilay Maxkamad

Qof hubeysan ayaa toogasho ku dilay Nin lagu eedeeyay inuu sheegtay nabinnimo isagoo ku jira gudaha maxkamad ku taalla magaalada Peshawar ee dalka Pakistan, xilli...

Baarlamanka dalka Turkiga oo ansixiyey sharci adag oo muran xoog leh dhaliyey

Baarlamanka Turkiga ayaa meelmariyay sharci si adag u xakameynayo baraha bulshada. Waana tallaabo ay hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ku tilmaameen mid halis ku...

Madaxweyne Benjamin Mkapa oo goor dhow ku geeriyooday Isbitaal lagu daweynayey

Madaxweynihii hore ee dalka Tansaaniya Benjamin Mkapa ayaa saaka la shaaciyey inuu saaka ku geeriyooday magaalada Daarul-salaam Madaxweynaha haatan talada haya ee dalkaas John Magufuli...

Sacuudiga oo ka hadlay xaalada Boqor Salman oo maalmo ka hor maray Qaliin

Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in lagu guulaystay qalliin lagu sameeyay Boqorka dalkaas Salman Bin-C/casiis oo maalmo ka hor la dhigay Isbitaal ku...

Dowlada Liibiya oo si caro leh uga hadashay go’aankii ka soo baxay dowlada Masar

Xiisadda Libya ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaan quwado shisheeye oo kala taageeraya dhinacyada dalkaas...

(Sawirro) Shir jaraa’id oo lagu dhex qabtay fatahaada webiga ee degmada Afgooye

Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kormeeray xaafadaha  degmada Afgooye ee uu ku fatahay webiga Shabeelle. Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa xusay dhul...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs