Friday, April 26, 2024

Raisul Wasaare Nikol Pashinyan oo ka badbaaday isku day dil iyo afgembi

Saraakiisha Sirdoonka dalka Armenia ayaa sheegay inay fashiliyeen qorshe la doonayey in lagu dilo Raisal Wasaaraha dalkaasi Nikol Pashinyan. Kooxdii abaabuleysay qorshana ayaa xabsiga loo...

Dowlada Armenia oo shaacisay tirada ciidamada loooga dilay dagaalkii Azerbaijan

Dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ayaa waxaa dhax maray dagaal dhiig badan ku daatay, dagaalka ayaana salka ku hayay gobol labada dal ku muran san...

Gantaalo caawa lagu weeraray Magaalada Asmara iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dhowr Gantaal ayaa caawa la soo sheegayaa in lagu weeraray magaalada Asmara ee dalka Eritreya saacado ka dib markii maamulka Tigray uu ku hanjabay...

Kumanaan Qaxooti ka cararaya dirirta ka socota Itoobya oo ku qulqulaya..

Dad ka badan 14,500 oo qof oo Ethiopian ah oo ka cararay dirirta ka socota gobolka Tigray ayaa u qaxay dalka Sudan, waxayna hay’ada...

Dagaal khasaare badan geystay oo dhexmaray ciidamada India iyo Bakistan

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday tiro kale oo intaas ka badana way ku dhaawacmeen kaddib markii ciidamada dalalka India iyo Pakistan ku...

Hogaamiye katirsanaa Kooxda Al Qaacida oo Howlgal qorsheesan lagu dilay

Ciidamada Faransiiska ee howlaha Nabad Ilaalinta u jooga dalka Mali ayaa dilay hogaamiye sare oo katirsanaa kooxda Jama’at Nusrat al-Islam wal-Muslimin oo katirsan Urur...

Tahriibayaal ku sii jeeday Yurub oo ku geeriyooday Badda Mediterranean

Sida ay sheegtay Q/Midoobey tahriibayaal tiradoodu gaareyso 74 ayaa geeriyooday kadib markii doontii ay la socdeen oo cilladi ku timid ay ku degtay xeebaha...

Amnesty oo shaacisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray & Abiy Ahmed oo ka hadlay

Amnesty International ay shaacisay inay xaqiijisay xasuuq ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaasoo ay sheegtay in lagu dilay dad badan oo ay...

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne cusub u magacaabay gobolka Tigray

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Ku-meel-gaar ah u magacaabay Maamulka gobolka Tigray, xili uu socdo guluf dagaal oo dowladu ku qaaday gobolkaas. Dr....

Kooxo qorsheynayey iney gubaan Kitaabka Quraanka oo laga ceyriyey dalalka Beljim & France

Xukuumada Beljimka ayaa dalkeeda ceyrisay 5 qof oo u dhashay dalka Denmark kuwaasoo doonayey inay kitaabka Quraanka kariimka ku gubaan magaalada Brussels gaar ahaan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs