Wednesday, May 1, 2024

Tirada Dadka Shiinaha oo la shaaciyay iyo Dowlada oo ka walaacsan kororka dadka oo...

Kororka tirada dadka Shiinaha ayaa kusii dhowaaneysa eber, ayada oo lamaanayaasha caruurta dhalaya ay sii yaraanayaan, waxaa sidaa Talaadadii sheegtay dowladda. Arrintan ayaa sii kordhineysa...

Markab Dagaal oo Mareykanka leeyahay oo Madaafiic badan ku riday Dooman Iran leedahay

Markab kamid ah kuwa ilaaliya badaha oo leedahay dowlada Mareykanka ayaa madaafiic badan oo digniin iyo cabsi galin ah ku riday dooman nuuca dheereeya...

Dad badan oo Salaad taraawiix ku dukanayay Masaajid oo la afduubtay

Masaajid kuyaala magaalada Jibiya ee gobolka Katsina ee dalka Nigeria, ayaa laga afduubtay dad badan oo kamid ahaa jameecada masaajidka xili ay u taaknaayeen...

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo Magan galyo weediisay Sudan iyo Sababta keentay

Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgal nabad ilaalin u joogay gobolka Darfur ee dalka Sudan ayaa la sheegay in ay ka biyo diideen in dalkooda...

Hub Sharci daro ah oo ay leeyihiin Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha oo la qabtay

Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay qabteen hub aad u fara badan oo sharci darro ah oo...

Dab xoogan oo qabsaday Warshada Shidaalka Sifeysa iyo Faah faahino kasoo baxaya

Warshad shidaalka sifeysa oo kutaala gobolka Homs ee dalka Siiriya ayaa dab xoogan qabsaday, waxaana markii dambe ciidamada dab damiska dowlada ku guuleesteen in...

Gantaalkii kasoo fakaday dowlada Shiinaha oo dhulka kusoo dhacay (Xagee ku dhacay)

Gantaalkii  LONG MARCH 5B ee dowlada Shiinaha hawada sare u dirtay balse soo fakaday ayaa ugu dambeyn xalay soo dhacay , waxaana hada meesha...

Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyey iney dad ku xasuuqeen kaniisado ku yaalla Tigray

Madaxa ugu sarreeya kaniisadda Orthodox ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeeyay dowladda inay xasuuq ka geysatay gobolka Tigray. Wadaadkan oo lagu magacaabo Abune Mathias ayaa...

Shiinaha oo ka hadlay Dhibaatada ka dhalan karta Gantaalka soo fakaday ee maanta dhulka…

Dowlada Shiinaha ayaa ka hadashay waxyeelada ka dhalan karto gantaalka weyn ee kasoo fakaday dowladaasi ,kaa oo lagu wado in maanta oo sabti ah...

Ciidamada Isra’il oo weerar khasaaro dhaliyay ku qaaday Masjidka Al Aqsaa (Sawirro)

Ciidamada Yahuuda Israa'il ayaa awood ciidan u adeegsaday rabshado banaanka Masjidka ku dhax maray iyaga iyo dhalinyaro reer Falastriin ah oo ka careesan qoysas...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs