Friday, April 26, 2024

Turkiga oo ku guuleestay Tijaabinta Gantaal casri ah oo burburin kara Maraakiibta

Dowlada Turkiga ayaa dadaal badan kadib ku guuleesatay in ay sameesato Gantaal casri ah oo loogu tala galay in uu bur buriyo maraakiibta, waxaana...

War cusub oo kasoo kordhay Haweeneydii la sheegay in ay dhashay 10 cunug oo...

Warbaahinta caalamka qaarkood iyo baraha bulshada  ayaa si weyn loogu baahiyay horaantii bishan war ku saabsanaa in haweeney u dhalatay dalka Koonfur Afrika ay...

Garsoore horey loo saaray Cunaqabateyn oo loo doortay Madaxweynaha dalka Iran

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo shaqsiga ku guuleestay doorashada Madaxtinimo ee dalka Iran,hasa ahaatee waxaa hada lasii...

Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo Rekoodh cusub dhigtay (Daawo Sawirada)

Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha, laguna magacaabo You Jianxia ayaa jebisay Diiwaanka Baarka Timaha Indhaha Caalamka oo ay iyadu horey u haysatay ilaa bishii...

Kim Jong-un oo Shaaciyay in Diyaar u yihiin Dagaal ama Wadahadal ay la galaan...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu diyaar u yahay wadahadal toos ah uu la galo dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne...

(Sawirro) Madaxweyne dal Afrika ka tirsan soo hogaamiyey 27 sano oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Zambia, Kenneth Kaunda, ayaa geeriyooday, isagoo da'diisu ahayd 97 sano jir. Wuxuu ka mid ahaa hoggaamiyayaashii Afrika xilligii gumeysiga ay ka...

Kim Jong Un oo ka hadlay dhibaato adag oo soo wajahday shacabka dalkiisa

Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un ayaa ka deyriyey xaaladda cunnada dalkiisa, sida ay maanta werisay warbaahinta dowladda. Kim ayaa sheegay in dhaqaalaha dalkiisa uu...

Haweenka Qaarada Afrika kunool ee dhalaya mataanayaasha badan oo kordhay

Isbitaalka Haweenka iyo Dhalaanka ee Gobalka El-Gadarif ee Bariga daka Sudan waxaa shalay ku umushay Haweeney lagu magacaabo Maha Axmed Maxamuud Gaydah, sida ay...

Xamaas oo Buufino holcaya u dirtay Koonfurta Qudus iyo Israa’il oo ka jawaabtay

Diyaaradaha dagaalka ciidamada Israa'iil ayaa duqeyn ka geestay bartilmaameedyo kuyaala magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna sheegtay Israa'iil in ay goobaha weerareen laga...

Shaqaale maqaayad oo xabsiga la dhigay kadib markii booliis ay siin waayeen cunto bilaash...

Waxaa xabsiga loo taxaabay 19 qof oo ka howlgaleysay maqaaxi ku taalla dalka Pakistaan kadib markii ay diideen in koox boolis cunto si bilaash...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs