Friday, April 26, 2024

Taalibaan oo loo diiday Diyaarado Dagaal oo Afganistan laheyd iyo Mareykanka oo la wareegaya

Ciidamada Cirka dowladii bur burtay ee Afganistan ayaa qaarkood la baxsaday diyaarado dagaal oo dowlada laheyd ,kadib markii dagaalyahanada Taalibaan la wareegeen magaalada Kabul...

Inta badan Caruurta Dunida oo la ogaaday in ay qaataan hawo wasakheysan (Sawirro)

Maalin kasta ku dhawaad 93% carruurta dunida oo ay da’doodu ka yartahay 15 sano una dhiganta 1.8 bilyan – waxay qaataan hawo wasakheysan oo...

Iran oo Mareykanka ku xirtay Shuruud ah in uu bixiyo 10-Bilyan oo Dollar si...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdollahian ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka ay bishii la soo dhaafya isku dayeen inay kala hadlaan soo celinta...

Xuutiyiinta oo Weerarkii ugu xooganaa ku qaaday gudaha dalka Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta shiicada ah ee dalka Yemen oo ay taageerto Iran ayaa Weerar loo adeegsaday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone ku...

Qatar oo yeelatay Ra’isul Wasaare cusub kadib markii uu is casilay R/Wasaarihii hore

Sida ay baahisay Wakaalada wararka u faafisa dowlada Qatar Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa iska casilay...

Hanjabaadii Madaxweyne Erdogan oo Xiisad ka dhax abuuray Dowladaha Turkiga iyo Russia

Turkey iyo Russia ayaa is dhaafsaday hadallo kul kulul maanta oo Arbaca ah ka dib markii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu ku hanjabay in...

Wiil Dhalinyaro ah oo 9 jeer isku sameeyay Qaliin is qurxin ah !! (Daawo...

26 jir u dhashay dalka Fitnam ayaa galay qaliin uu gebi ahaan beddelay muuqaalkiisa kaddib markii uu nacay sida xun oo loogu jeesjeesay muuqaalkii...

Madaxweynaha Koonfur Kuuriya oo si diiran loogu soo dhoweeyey Pyongyang (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa ku sugan magaalada Pyongyang isaga oo ka qaybgalaya shir ay ujeedadiisu tahay sidii loo dardar galin lahaa wadahadalladii...

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay Masuuliyiin iyo saraakiil kasoo jeeda Itoobiya iyo Eritrea

Dowlada Mareykanka ayaa xayiraad dhinaca socdaalka ah kusoo rogaty masuuliyiin iyo saraakiil kasoo kala jeeda dalalka Itoobiya iyo Eritrea ,kuwaa oo lagu eedeeyay in...

Weriye caanka ahaa dalka Kenya oo isdaldalay & baaritaano socda

Joseph Mochere oo ahaa Suxufi dadka ka qosliya oo ka shaqeynayay idaacada Egesa FM ee magaalada Nairobi ayaa meydkiisa laga helay hoygiisa ka dib...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs