Saturday, May 11, 2024

FBI-da oo dabagal ku heysa kooxdii jabsatay baraha Twitterka shaqsiyaad caan ah

Heyadda dembi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa billowday baaritaan dib markii la jabsaday cinwaanada ay Twitter-ka ku leeyihiin shakhsiyaad caan ka ah dalkaas oo...

Dalka ugu halista badan caalamka ee lagu dilo shaqaale gargaar oo la shaaciyey (Daawo...

Warbixin ay soo saartay la taliyaha arrimaha bani'aadaminimada ee QM ayaa waxay sheegeysaa 158 weerar oo lagu beegsaday shaqaalaha gargaarka iney sanadkii tagay ka...

Madaxweyne Trump oo hanjabaad yaab leh u diray shacabka Maraykanka

Madaxweyne Trump ayaa ka digay in Mareykanka uu wajihi doono burbur dhaqaale oo xoog leh haddii dacwad lagu soo oogo. Madaxweyne Trump oo u warramayey...

Cudurka Coronavirus oo khilaaf culus ka dhex abuuray labo dal oo deris ah

Cudurka Coronavirus ayaa khilaaf ka dhex abuuray dalalka deriska ah ee Kenya iyo Tanzania, kaasoo salka ku haya dhinaca Duulimaadyada. Tanzania ayaa mamnuucday saddex kale...

Itoobiya oo markii ugu horeysay hawada u dirtay dayax gacmeed (Daawo Sawirro)

Itoobiya ayaa markii ugu horeysay taariikhda hawada sare u dirtay dayax gacmeed laga tuuray gudaha dalka Shiinaha. Magaalada Addis ababa waxaa lagu qabtay xaflad ay...

Mareykanka oo Digniin culus soo saaray kaddib dilka Hoggaamiyihii Al Qaacida

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa howlgal la qorsheeyay ku dilay hoggaamiyihii ururka Al Qaacida Dr Ayman Al-Zawahiri, waxaana hadda laga cabsi qabaa in Ururka...

Caro ka dhalatay Dhaqtarad u geeriyootay Carona oo la diiday in lagu aaso Qabuuro...

Dalka Masar waxaa ka dhacay dhacdo dad badan ka careesiisay kadib markii Dhaqtarad la sheegay in ay u geeriyootay caabuqa Caronavirus loo diiday in...

Donald Trump oo aad ula dhacay Muuqaal uu u daaray Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, wuxuu abuuray xiisad intii uu ku sugnaa dalka Mareykanka ka dib markii uu xubnaha Aqalka Sare iyo Trump uu...

(Sawirro) Boqolaal qof oo ku dhintay mashaqo ka dhacday dalka India

Kooxaha gargaarka degdega ah ayaa wada dedaalo ay ku soo badbaadinayaan dad gaaraya 200 oo qof oo ay sameeyeen daadad ku fatahay waqooyiga dalka...

Faahfaahin: Toogasho ka dhacday garoonka dayuuradaha Canberra (Daawo Sawirro)

Booliska ayaa xiray nin hubaysan oo rasaas oodda uga qaaday garoonka dayyyradaha ee magaalada Canberra ee dalka Australia. Rakaabkii diyaaradaha ayaa cabsi darteed u kala...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs