Sunday, April 28, 2024

Boorsooyinka Caruurta Iskuulka oo Qabuuro matalaad ah laga sameeyay iyo Sababta keentay (Sawirro)

Hay’adda Waxbarashada u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNICEF ayaa boorsooyinka ay caruurta Iskuulka u qaataan ka sameesay qabuuro matalaad ah si ay ugu muujiso...

Ayatollah Ali Khamenei oo ugu baaqay Taalibaan in ay ku ag dukadaan Shiicada

Hoggaamiyaha ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarada sii kordhaya ee kooxda Daacish ku qaadeyso masaajida iyo goobaha kale...

Boqortooyada Sacuudiga oo taageero afka baarkiisa ah u muujsay shacabka Falastiin

Boqortooyada Sacuudiga ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta. Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir ay...

Saraakiil tiro yar oo Shaaciyay in Xilka ka tuureen Hoggaanmiye Paul Henri Sandaogo

In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii ah, iyaga oo shaaciyey in Lt....

La taliyihii Madaxweyne Trump ee arrimaha ololaha doorashada oo xabsiga loo taxaabay

Lataliyihii hore ee arrimaha ololaha doorashada ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu xukumay 14 maalmood oo xarig ah kaddib markii uu been u...

Dowlada Itoobiya oo Bur b urisay Qalabyo muhiim u ahaa Jabhada TPLF

Dowlada Itoobiya ayaa xoojisay weerarada dhinaca cirka ah ay ku qaadeyso xarumo muhiim ah ay leeyihiin Jabhada dagaalka kala soo horjeeda ee TPLF oo...

Qaramada Midoobay oo maalin gaar ah u asteesay la dagaalanka Islaam naceybka

Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maalin gaar ah u asteesay la dagaalanka islaam naceybka, si looga hortago islaam naceybka kusii kordhaya qaar kamid...

Raisul Wasaare caan ah oo 30 sano ka dib la shaaciyey qofkii dilay (Sawirro)

Booliska Sweden ee u xilsaarnaa baaritaanka dilkii loo geystay Raisul wasaarihii hore ee dalkaas Olaf Palme, ayaa shaaciyay maalmo ka hor magaca ninkii dilay...

Xiisad ka dhalatay kulankii Jen. Burhan iyo Netanyahu oo ka taagan Sudan

Golaha wasiirada Sudan ayaa sheegay in hoggaamiyaha dalkaas Jeneral Abdel Fattah al-Burhan uusan ra’iisul wasaaraha Israel u ballan-qaadin “hagaajinta xiriirka” labada dal. Al-Burhan, oo madax...

Maraakiib lagu weeraray biyaha u dhaxeeya Imaaraadka iyo Iiraan (Daawo Sawirada)

Markab nuuca saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Norway ayaa la sheegay in maanta oo khamiis ah lagu weeraray Gacanka Cuman ee u dhaxeeya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs