Wiil 6 jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Covid-19 iyo dad badan oo loo...

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa geeriyooday, iyadoo geeridiisa ka dib la ogaaday inuu u dhintay cudurka Covid-19 markii...

Qoys Sabab layaab leh gurigooda Qashin qub uga dhigay !! (Daawo Sawirro)

Warbaahinta Koofur Kuuriya ayaa baahisay muuqaallo lammaane da’ ah oo ku nool guri qashinqub ah muddo sannaddo ah sabab la xiriirta diidmada inankooda 40-jirka...

Masaajidada waaweyn ee caalamka qaarkood oo aan laga tukan salaada Jimcaha

Masaajidada waaweyn ee dunida ayaan laga tukaneyn maanta salaadda jimcaha, iyadoo arrintana ay qeyb ka tahay dedaalada cudurka Corona looga hortagayo inuu faafo. Masaajidka ugu...

Ilmo ku xaniban gunta Ceel uu ku dhacay & dedaal samatabixin ah oo socda...

Waxaa si xowli ah u socda dadaalo lagu soo badbaadinayo canug yar oo ku dhacay Ceel biyood u dhow magaalada Shefshawan ee dalka Marooko. Rayaan...

Saraakiil tiro yar oo Shaaciyay in Xilka ka tuureen Hoggaanmiye Paul Henri Sandaogo

In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii ah, iyaga oo shaaciyey in Lt....

Haweeney Soomaali ah oo Maxkamad loo soo taagay dilka Wiil ay ayeeyo u tahay...

Haweeney Soomaali ah oo la yiraahdo Foos Cabdi Xaashi oo 70-jir ah ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalada San Jose ee Gobalka...

Qaraxyo iyo rasaas saaka mar kale laga maqlayo Magaalada Nairobi

Qarax xoogan iyo rasaas ayaa saaka mar kale laga maqlay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo ciidammada ammaanka ay weli isku dayayaan inay soo...

Hogaamiye xabsi dheer ah ku xukuman oo loo magacaabay Musharax Madaxweyne

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luis Inacio Lula da Silva ayaa loo magaacabay musharax ka qeyb galaya doorashada bisha Oktoobar ka dhacayso dalkaasi, inkastoo...

Dowlada Iran oo Eedeyn la xariirta Cudurka Caronavirus u jeedisay dowlada Mareykanka

Dalka Shiinaha iyo wadamo badan oo caalamka kuyaala ayaa dagaal adag kula jira sidii looga hortagi lahaa in uu sii faafo cudurka halista badan...

Toogasho ka dhacday Isbitaal kuyaala dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa toogasho sababtay dhimasho iyo dhaawac ka geestay gudaha isbitaal kuyaala magaalada Chicago ee dalka Mareykanka. Booliiska ayaa sheegay in ninka hubeesan oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs