Saturday, May 18, 2024

Wariye katirsanaa BBC-da oo shaqadiisa ku waayay Sawir Edeb daro ah uu baahiyay

Mid kamid ah Wariyaasha ugu caansan BBC-da ayaa shaqada laga eryay kadib markii hadalo edeb daro lagu tilmaamay uu ka qoray cunuga yar ee dhawaan...

Weeraro lala beegsaday goob hubka lagu keydiyo oo ku taalla Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa maanta sheegay inay weerareen keyd hub oo ku yaalla magaalada Koonfureed ee Najran ee dalka Sacuudiga. Afhayeen u hadlay...

Ayatollah Ali oo ka digay heshiiska qarniga ee lagu Khiyaanayo Dunida Muslimka

Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa  dhalleeceeyey qorshaha Mareykanka ee nabadda Bariga Dhexe, oo uu ku sheegay “khiyaano weyn oo lagu sameynayo...

Dad badan oo lagu dilay Weerar lagu qaaday Goob ciyaar lagu daawanayay

Weerar ismiidaamin ah oo ay fuliyeen dad waxyaabaha qarxa jirkooda kusoo xiray ayaa lagu qaaday hool lagu daawanayay ciyaar kubada cagta ah oo kuyaala...

Meydka nin kasoo dhacay Diyaarada Kenya Airways oo laga helay London

Beer kutaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa laga helay meydka nin la tuhmayo in uu kasoo dhacay Diyaarada Kenya Airways oo ku...

Amiir katirasanaa kooxda Daacish oo lagu Celiyay dalka Mareykanka

Dalka Mareykanka ayaa dib loogu celiyay nin heesta dhalashada dalkaasi oo lagu qabtay gudaha dalka Siiriya, waxaana durba ninkan lasoo taagay Maxkamad si loogu...

Toogasho kale oo ka dhacday magaalo kutaala dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa weerar ku qaaday dad ku sugnaa baar kuyaala Dayton gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu...

Milyoneer caan ah oo hantidiisii oo dhan deeq ahaan u bixiyey, ka dibna isdaldalay

Milyoneer Maraykan ah oo la yiraahdo Jeffrey Epstein ayaa la sheegay inuu dardaarankiisa saxiixay ka hor inta uu iskudilin xabsi ku yaalla Magaalada New...

Madaxweyne caan ah oo u hanjabay dalalka Yurub, labo biloodna u qabtay

Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani ayaa laba bilood u qabtay dalalka Yurub si ay u bad-baadiyaan heshiiskii 2015-kii laga gaaray Nukliyeerka dalkiisa. Rouhani ayaa si kastaba...

Dayuuradaha Maraykanka oo duqeyn qaldantay ku laayey shacab 30 ka badan

Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo Mareykanka uu la damacsanaa dagaal-yahanada Daacish ee Afghanistan, ayaa dishay ugu yaraan 30 qof oo shacab...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs