Tuesday, May 7, 2024

Hassan Rouhani oo si dadban Mareykanka ugu eedeeyay Dilka Wariye Jamal Khashoggi

Madaxweynaha dalka Iiran Hassan Rouhani ayaa markii ugu horeesay ka hadlay dilka saraakiil katirsa dowlada Sacuudiga magaalada Istanbuul ugu geesteen Wariye Jamal Khashoggi. Hassan Rouhani ayaa...

Burcad arxan daran oo nolosha ku gubay dadka badan Soddon ruux

Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan "Dahalo" ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta...

Inta badan Caruurta Dunida oo la ogaaday in ay qaataan hawo wasakheysan (Sawirro)

Maalin kasta ku dhawaad 93% carruurta dunida oo ay da’doodu ka yartahay 15 sano una dhiganta 1.8 bilyan – waxay qaataan hawo wasakheysan oo...

Itoobya oo bilowday wejiga labaad ee koronto dhalinta biyo xireenka webiga Nile

Itoobiya ayaa bilowday inay koronto kasoo saarto marawaxadaha labaad ee biyo-xireenkeeda weyn ee Nile maalintii Khamiistii, inkasta oo Masar iyo Suudaan ay weli diidan...

Caro xoogan oo ka dhalatay dil loo geestay Jemel Roberson

Booliiska dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay Jemel Roberson oo ahaa nin Madow oo Waardiye ka ahaa baar ku yaalla magaalada Chicago ee dalka Mareykanka . Jemel...

Dowladda Itoobiya oo weerar ku qaaday gobolka Tigrey iyo kooxda TPLF oo war kasoo...

Milatariga federaalka ee Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay bilaabeen guluf dagaal oo ka dhan ah ciidamada TPLF ee ku sugan gobolka Tigrey,...

Ilhaan Cumar oo markii ugu horeysay karbaashtay Madaxweyne Donald Trump

Mudanayaal ka tirsan labada Aqal ee Kongareska Mareykanka ayaa si kulul u dhaleeceeyey bayaan uu xalay Madaxweyne Trump ka soo saaray arrinta dilka saxafiga...

Maxkamadda sare ee Kenya oo maanta ku dhawaaqeysa Go’aanka Natiijada Doorashada iyo …

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah in ay ku dhawaaqdo go'aanka ugu dambeeya ee natiijada doorashada Madaxweynaha ee...

YAAB: Baarlamanka Afrika ugu mushaharka badan oo dalbanaya Mushahar kordhin

Xildhibaanada Baarlamanka dalka Kenya oo lagu tiriyo in ay ka mid yihiin kuwa ugu mushaharka badan caalamka ayaa weli saluugsan, iyagoo wada qorshe ay...

Funaanad uu soo xirtay Xidig Madow ah oo lagu iibsaday lacag ka badan 10...

Suuqa xaraashka ee Sotheby's ee kuyaalla Dalka Mareykanka, ayaa lacag waali ah lagu iibsaday fanaanad uu xirtay halyeygii kubbadda koleyga ee Michael Jordan, intii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs