Saturday, May 4, 2024

Aqoonyahanno ka hadlay saameynta Covid-19 ku yeeshay nolosha Soomaalida Nederlands

Xubno ka kala socda qaybaha bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Nederlands, ayaa kulan ay ku yeesheen qadka  “skype”  kaga hadlay saamaynta Soomalidu  ku...

Xannuunka Coronavirus oo laga helay Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka..

Wasiirka arrimaha dibedda ee dowlada Nigeria Geoffrey Onyeama ayaa laga helay xannuunka Covid-19 ee dhibaatada ku haya meelo badan oo caalamka ka tirsan. Mr. Onyeama...

Hogaamiye geeriyooday sanadkii 1839-kii oo la helay wadnihiisa oo dhalo ku jira

Goobtii uu ku aasna maayarkii ugu horreeyay ee magaalo ku taalla bariga Belgium ayaa laga helay wadnihiisa oo dhalo ku jira kaddib muddo ka...

Wasiir Raali galin ka bixisay amar ay siisay shacabka dalkeeda uu jabiyay ninkeeda !!

Warbaahinta Kuuriyada Koonfureed iyo kuwa caalamka ayaa si weyn u hadal haya amar horey uga soo baxay Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Koofureed Kang Kyung-wha...

Madaxweyne Trump oo dacwad ka dhan ah guusha Biden geeyey Maxkamada sare

Afhayeenka Aqalka cad ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Donald Trump uu dacwad ka dhan ah guusha Joe Biden geeyey Maxkamada sare ee Maraykanka. Waxay...

Madaxweynaha Kenya oo u adkeesan waayay aflagaado loo soo mariyay bartiisa Twitterka

Madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyay in uu iska xiray barta uu ku lahaa Twitterka ay ku xirnaayeen dad ka badan 3-milyan oo qof,...

Trump oo ku hungoobay dacwad uu doonayey in guusha Biden lagu laalo

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa ku gacan seyrtay dacwad uu gobolka Texas u gudbiyay oo lagu rabay in lagu laalo codbixintii gobollada Georgia, Michigan,...

Dowlad howlgelisay 100 kun oo askari, sababo la xiriira bandowga COVID-19

Dowlada Faransiiska ayaa isku dubariday 100,000 oo boolis ah si ay u kala eryaan dadka isugu soo baxaya xafladaha lagu soo dhaweynayo sanadka cusub...

Boqortooyada Sacuudiga oo u riyaaqday talaabo ay qaaday dowlada Maraykanka

Sacuudiga ayaa soo dhoweyay go’aan ay dowladda Mareykanka urur argagixiso ugu aqoonsatay kooxda Xuuthiyiinta ee dagaalka kula jirta dowladda Sacuudiga taageero ee dalka Yemen. “Wasaaradda...

Koox Burcad badeed ah oo afduubatay Markab laga leeyahay dalka Turkiga

Turkiga ayaa sheegay inuu ciidamadiisa u direyo galbeedka Afrika si ay u soo furtaan Markab dalkaasi laga leeyahay oo shalay ay xeebta dalka Guinea...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs