Thursday, May 16, 2024

Tahriibe doonayay in uu dabaal ku galo dalka Britain oo meydkiisa la helay

Nin u dhashay dalka Ciraaq oo qaabilaad qaxootinimo ka waayay dalka Jarmalka ayaa la sheegay in uu geeriyooday xili uu doonayay in uu dabaal...

Eritreya oo shuruud ku xirtay Xulka ku metelaya ciyaaraha dibeda si aysan u baxsanin

Xulka kubbadda cagta ee Eritrea ee aaday dalka Namibia si ay uga qayb galaan ciyaarta ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka ayaa meel laga dhigay...

Dhaxal sugaha Boqortooyada Ingiriiska oo qaaday talaabo naftiisa halis gelineysa (Sawirro)

Prince Harry oo u jira safka dhaxal sugeyaasha boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho uu ku marayo Koonfurta Qaaradda Africa ku daray waddanka Angola, si uu...

Dowlad Carbeed oo taageertay howlgalka Milatari ee Turkigu ka wado gudaha Siiriya

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa howlgal kawada Waqooyiga dalka Siiriya si ay halkaasi uga saaraan xoogaga hubeesan ee kurdiyiin oo lagu eedeeyay in ay halis...

Abiy Axmed oo Hanjabaad culus hawada soo marsiiyay fariina u diray shacabka Itoobiya

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa si adag uga hadlay rabshadihii ugu dambeeyay ee dalkaasi ka dhacay oo galaaftay nolosha dad badan oo...

Tuulo raga doonaya guur lagu soo rogay Canshuur iyo Caqabad ka dhalatay !!

Tuulo kutaala dalka Nageria ayaa raga kunool lagu soo rogay in ay bixiyaan canshuur marka ay doonayaan in ay guursadaan, waxa ayna taasi dhalisay...

Hogaamiyaal Caan ah oo Muuqaal laga duubay iyaga oo ku maadeesanaya Donald Trump

Muuqaal si qarsoodi ah looga duubay Hogaamiyaal caan ah oo ku maadeesanaya shir jaraa'id uu qabtay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si weyn...

Dowlada Shiinaha oo si adag uga hadashay Warkii kasoo yeeray Mesut Ozil

Dowlada Shiinaha ayaa si adag uga jawaabtay qoraalkii uu ku cambaareeyay Ciyaaryahanka Mesut Ozil oo sheegay in dowlada Shiinaha dhibaatooyin xoogan ku heyso muslimiinta...

Maraykanka oo duqeyn ku dilay Jen. Qassem Soleimani iyo ku-xigeenkiisii

Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force ee Iran, General Qassem Soleimani, ayaa aroortii hore ee subaxnimadan jimcaha ah lagu dilay duqeyn xagga cirka...

Xabad joojin looga dhawaaqay dalka Liibiya iyo sababaha soo dedejiyay

Xukuumadda Libya ayaa aqbashay maanta oo Axad ah xabad joojin ay dalalka Russia iyo Turkey ay ku booriyeen dhinacyada ku dagaalamaya Libya. Khalifa Haftar oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs