Oday dhaqameed caan ah oo lagu dhex toogtay Masjid ku yaalla Boosaaso

Waxaa goor dhow Masaajid ku yaalla Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagu dhex toogtay mid ka mid ah salaadiinta caanka ah ee degaanada Puntland. Nin...

Madaxweyne Deni oo qaabilay wafdi uu horkacayo Sacad Muhanna (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley wafdi ka socdey hay’adda Samafalka ee Boqor Salman oo uu...

Madaxweyne Saciid Deni oo Magacaabay Xilal Muhiim ah (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha ciidanka Ilaalada Madaxtooyada maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa. Saciid Deni ayaa  taliyaha ciidanka...

Xukun dil ah oo lagu riday Shan nin oo kufsi ka geestay Gaalkacyo (Akhriso...

Maxkamada darajada koobaad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo dhalinyaro ah kuwaa oo lagu...

Howlgal loogu magac daray “Maxay galabsatay Caa’isha” oo ka bilowday Gaalkacyo

Ciidamada amniga Puntland ayaa maanta howlgal loogu magac daray “Maxay galabsatay Caa’isha” ka billaabey magaaladda Gaalkacyo. Waxaa hogaaminaya howlgalkan Taliyaha guud ee ciidamada Daraawiishta Puntland...

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Puntland ayaa shil gaari ku geeriyooday kaasoo ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso Xildhibaanka geeriyooday ayaa lagu magacaabaa Maxamed Faarax Mire oo...

Madaxweyne Deni oo kormeeray taliska Ciidanka Booliska Puntland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray taliska guud ee ciidanka Booliska Puntland ee magaalada Garoowe. Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaayey masuuliyiin...

Afar qof oo loo soo xiray dilkii Gaalkacyo loogu geystay gabar 12 jir ah

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir oo  dadka loo soo xiray dilkan ka hadlay ayaa sheegay in afarta nin si...

Damqashada iyo Xanuunka uu reebay Tacadigii Marxuumad Caasha Ilyaas Aadan

Damqashada iyo xannuunka aan la qiyaasi karin ee aan ka damqaday dilka foosha xun, axmaqnimada iyo bahalnimada ah ee lagula kacay marxuumad Caasha Ilyaas...

(Akhriso) Madaxtooyada Puntland oo War kulul ka soo saartay dilkii loo geystay Caa’isha

War-saxaafadeed cawaa ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu cambaareeyey falkii arxan darada ah ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo kaasoo lagu dilay Caa’isha Ilyaas...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs