Thursday, May 2, 2024

Donald Yamamoto oo gaaray Boosaaso lana kulmay Madaxweyne Deni (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti balaadhan...

Amniga Magaalada Boosaaso oo si weyn loo xoojiyey iyo Madax sare oo ku wajahan

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar Puntland ayaa maanta ku wajahan Magaalada Boosaaso. Deni...

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Mashaariic laga fulinayo Qardho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Qardho ka Dhagax dhigay garoon kubadda Cagta ah oo loo dhisi doono si...

Saciid Deni oo safarkiisii ugu horeeyey ku maraya degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qardho isagoo kasoo kicitimay Garoowe Caasimada Puntland kuna soo hakaday degmada...

Guddoomiyaha & duqa cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo la doortay

Waxaa Magaalada Gaalkacayo lagu qabtay galabta doorashadii Gudoomiyaha Golaha degaanka degmada Gaalkacayo, waxaana goob joog ka ahaa xubno ka mida golaha Wasiirada Puntland Golaha deegaanka...

Ciidanka PSF oo sheegay iney howlgal ku dileen 19 ka tirsan Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

Ciidamada la dagaalanka argagaxisada Puntland PSF ayaa sheegay in 21kii March 2019 ay ku qaadeen hawlgal qorshaysan goobo ay Al-Shabaab ka joogeen degaanada Madarshoon,...

Madaxweyne Deni oo balan-qaad adag u sameeyey qoyska Caa’isha Ilyaas Aadan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ehelada Caa'isha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah oo dhowaan kufsi iyo...

Madaxweynaha Puntland oo dhisay Wasaarad ku cusub maamulkiisa (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa lagu dhisay Wasaarada cusub oo lagu soo kordhiyay Maamulka uu hogaamiyo, Wasaaradan ayaana horey...

Ma dhab baa in la sii daayey qaar ka mid ah raggii loo heystay...

Ciidamada amniga Puntland ayaa lagu eedeeyey inay sii daayeen saddex ka mid ah shan nin oo si weyn loogu tuhunsanaa iney kufsi iyo dil...

Ciidamada Puntland oo isaga baxay Aag ay kaga sugnaayeen Galgala iyo Sababta keentay

Cutubyo katirsan  ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta isaga baxay fariisimo muhiim ah ay kaga sugnaayeen deegaanka buuraleyda Galgala ee katirsan gobolka Bari. Ciidankan iyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs