Thursday, May 2, 2024

Faahfaahin laga bixiyey duqeyn ka dhacday degaano ka tirsan Puntland

Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo ay sheegeen in lagu laayay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...

Senator Faroole oo eedeymo culus ku weeraray Mas’uuliyiinta dowlada Somalia

Senaror Cabdiraxmaan Shiikh Max'ed (Faroole) oo horeyna mar u soo noqday Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka xukuumada federaalka Somalia ee...

Qoyska Caa’isha Ilyaas oo cabsi iyo Cadaalad daro uga guuray magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in magaaladaasi ay isaga guureen qoyskii ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee kufsiga...

Gaari uu lahaa Gudoomiye Yuusuf Maxamed Waceys oo la qarxiyay iyo khasaaro ka dhashay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay uu halkaasi ka dhacay qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso, waxaana...

Saciid Deni oo Nairoibi kula kulmay danjire Dr. Mohamed Khayat (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr. Mohammed...

Rag loo heysto kufsiga & dilka Caa’isha Ilyaas oo loo gudbiyey Maxkamada Garowe

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe  gaarsiiyay shan Nin oo loo heysto kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo aheyd...

Puntland oo dalkooda ku celisay 50 qof oo Muhaajiriin ah (Daawo Sawirro)

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dib u celisay in ka badan 50 ruux oo muhaajiriin Itoobiyaan ah, kadib markii ay iskood isku diiwaan-geliyeen in dalkooda...

Maamulka Puntland oo ka digay fara gelin ay ku heyso dowladda Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa uga digay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen iney faragalin ku heyso nidaamka Waxbarashadda maamulkaasi uu degsaday. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna...

Hooyada Dhashay Gabadhii dilka iyo Kufsiga loogu geestay Gaalkacyo oo dalbatay in…

Hooyada dhashay  Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi fool xun iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegtay in wali sugayaan in...

Puntland & DP World oo heshiis cusub ka gaaray dhismaha dekeda Boosaaso (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxda shirkadda DP-World oo uu hogaaminayey maamulaha shirkada Sultan Ahmed Bin Sulayem. Madaxweynaha ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs