Friday, May 17, 2024

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey Garowe

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb gelaya Shirka Wadatashiga Qaran ayaa caawa maqribadii soo gaaray...

Maxaa ka soo baxay shirkii RW Khayre iyo Madaxda K/Galbeed & Hirshabelle? (Sawirro)

Iyadoo magaalada Garowe ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedayda Dalka ayaa waxaa waxaa kulan gaar ah yeeshay Ra’iisal wasaare...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu horkacayo oo gaaray Garowe

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray caasimada Puntland ee Garowe, halkaasoo si diiran loogu dhaweeyey. Wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayey...

Maxkamadeynta 10-nin oo loo heesto Dilkii iyo Kufsigii loo geestay Caa’isha oo bilaabatay

Magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland waxaa saakay ka bilaabatay dhageysiga dacwadaha loo heesto 10-nin oo lagu soo eedeeyay kufsi iyo dil argagax leh...

Sadex kamid ah Madaxda maamulada dalka oo Garawe lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland siyaabo kala duwan loogu soo dhaweeyay Sadex kamid ah madaxda maamul goboleedyada ee dalka ka jira,...

Puntland oo ku gacan seyrtay Xeerka doorashooyinka ee Maanta la ansixiyey (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu...

Ciidamo Gadoodsan oo saakay la wareegay Bangi kuyaala magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in saakay ciidamo gadoodsan oo katirsan maamulka Puntland mudo kooban la wareegeen xarunta...

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku qaabilay danjire Mohamed Ibrahim Nasar (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta Madxatooyada Puntland ee Garoowe ku Qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Masar ee...

Puntland oo ka hadashay sababta uu u daba dheeraaday kiiska dilkii Caai’sho Ilyaas

Xeer ilaaliyaha Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa ka hadlay sababta uu u dabo dheeraaday kiiska Caaisha Ilyaas oo aheyd gabar yar oo 12...

Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo Senetarada Puntlanad matala (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa magaalada Garawe kulan gaar ah kula yeeshay  Senetarada Aqalka sare ku matala maamul goboleedka Puntland ,kuwaa oo dhawaan gaaray magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs