Friday, April 26, 2024

Dalalka leh Maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeesta Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay

Maamulka Puntland ayaa Warbaahinta u soo bandhigay tirada maraakiib la sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumeestaan xeebaha Puntland iyo sidoo kale...

Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo ku degtay Badweynta India

Doon ku soo jeeday magaalada Boosaaso oo badeeco ka soo qaaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay badweynta Hindiya. Doonidan...

Guuxa Shacabka Puntland iyo Ismoogaysiinta Madaxweyne Saciid Deni !!!

Waxaa soo kordhaya cadaadiska siyaasadeed ee gudaha Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ka haysta Mudane Saciid Cabdullahi Deni. Xiisadahan waxay salka ku hayaan labo arrimood...

(Sawirro) Wasiiradii federaalka ee gaaray Boosaaso oo ka warbixiyey kulankii ay la qaateen Deni

Wafdigii uu hoggaaminaayay Wasiirka arimaha dibadda xukuumadda Somalia Axmed Ciise Cawad ee gaaray Boosaaso ayaa dib ugu soo laabtay galabta Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka...

Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan Xukuumada iyo Madaxweyne Deni oo fashil kusoo dhamaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in fashil uu kusoo dhamaaday kulan saacado badan lahaayeen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya...

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Khayre oo gaaray Boosaaso & Xog ku aadan ujeedka safarkooda

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey, waxayna...

Wafdi ka socday QM iyo IGAD oo qodobo xasaasi ah kala hadlay Madaxweyne Deni...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula qaatay wefdi ka socda UNSOM iyo IGAD oo ay hormuud u...

Khatar Amni oo ka jirta magaalada Boosaaso iyo Awaamiir lasoo saaray (Akhriso)

Khatar dhinaca amniga ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo saaray awaamiir la doonayo...

(Akhriso) Puntland oo DF ku eedeeysey iney dagaal kula jirto nidaamka federaalka

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, uuna shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa looga hadlay...

Puntland oo Shuruud adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka Caalamiga ee ka furmaya...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni shuruud adag ku xiray ka qeyb galka Shirka Caalamiga ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs