Saturday, May 4, 2024

Xeer Ilaalinta Puntland oo War cusub kasoo saartay Dacwadii Xildhibaan Cawil Daad

Xeer Ilaalinta maamulka Puntland ayaa qoraal ay u direen Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland waxa ay ugu cadeeyeen in ay ka laabteen dalabkoodii hore ee...

Saciid Deni oo shaaciyay waxa ay isku hayaan Dowlada Federaalka iyo maamulkiisa

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo magaalada Qardho  kula hadlay Odayaasha Dhaqanka ayaa shaaca ka qaaday waxa ay xiligan isku hayaan maamulkiisa iyo...

Madaxweyne Deni oo Cafiyay Xildhibaankii dhawaan ka careesiiyay !!

In ka badan 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa kulan Kula qaatay Qardho Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaanadan...

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee magaalada Dhahar loogu soo dhaweeyay Saciid Deni

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo...

Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa dacwad culus oo xasaanad ka qaadis iyo dacwad kusoo oogid ka gudbiyay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo dhawaan su'aalo ka...

Xerada tababarka ciidamada ee Xorgoble oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta booqasho ku tegay Magaaladda Qardho ayaa Xariga ka jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble oo lagu...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay mashaqada ka dhalatay fatahaada webiga Shabelle

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha kala duwan ee Dowladda iyo kan Shacabka Puntland wuxuu tacsi u dirayaa ehelada...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni & danjire Mr. Qin Jian

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaaran oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Qin Jian. Kulanka ayaa...

Deni & James Swan oo ka wada hadlay xalinta khilaafka dowlada Somalia & Jubbaland...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee...

Xildhibaano ku eedeeyey Madaxweyne Deni inuu xushmad daro u muujiyey Golaha wakiilada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabudllaahi Deni ayaa si kulul uga jawaabay su’aal uu weydiiyay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu magacaabo Cawil Xassan Daad. Deni...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs