Sunday, April 28, 2024

Guddoomiye Dhoobo oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii saaka lagu sameeyey

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa sharci daro ku tilmaamay qaabka uu maanta Baarlamanka Puntland xilka kaga xayuubiyay. Waxaa uu sheegay in xilka...

Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamanka Puntland oo la magacaabay (Magacyada)

Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qaban-qaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, kaddib markii subaxnimadii hore ee saaka cod gacan taag ah xilkii...

DEG DEG: Guddoomiyihii Baarlamanka Puntland oo xilkii laga qaaday

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo goor dhow kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Baralamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo...

Waa Sidee xaalada Magaalada Garoowe ka dib dagaalkii xalay ka dhacay?

Waxaa degan saaka xaalada Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka dib dagaal khasaare geystay oo xalay ka dhacay, inkastoo xiisad siyaasadeed oo kacsan...

Gudoonka Baarlamanka Puntland oo qabtay Mooshin Xilka looga qaadayo Guddoomiye Dhoobo

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamanka Puntalnd Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan ayaa sheegay inuu qabtay mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo). Waxaa...

Gudoomiyaha Baaralamanka Puntland oo si kulul uga hadlay weerarkii caawa ka dhacay Garowe

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-daarood ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa yimid ka dib...

Ganacsade caan ah iyo ciidamo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Staffan Tillander? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Sweden ee...

Puntland oo ku hanjabtay in talaabo ka qaadeyso Tv-ga Universal iyo Sababta keentay

Maamulka Puntland ayaa si weyn uga carooday barnaamij xalay laga sii daayay telefishinka Universal xaruntiisa magaalada London, barnaamijkan ayaana lagu dhaliilay maamulka Madaxweyne Saciid...

Madaxweyne Deni oo ka farxiyey shacabka degaanka Dangoronyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira labada Gole ee Dowladda, ayaa galabta lagu soo dhoweeyay degmada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs