Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamanka Puntland oo la magacaabay (Magacyada)

Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qaban-qaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, kaddib markii subaxnimadii hore ee saaka cod gacan taag ah xilkii looga qaaday guddoomiyihii Golaha Cabdixakiin Maxamed Axmed Doobo-Daareed.

Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamanka Puntland Abuukaate Cabdicasiis ayaa Magacaabey Guddi ka kooban 7 Xubnood, kuwaas oo lagu amray in mudo kooban ay ku qabtaan doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka.

Hoos ka akhriso Magacyada guddiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -