Monday, April 29, 2024

G/sare Muumin Cabdi Shire oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyay Taliyihii Qeybta Booliiska gobolka Nugaal G/sare Muumin Cabdi Shire. Taliyaha qeybta...

Saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin degmada Ceerigaabo oo la weeraray

Kooxo hubeysan oo sida la sheegay ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo. Weerarkan...

Puntland oo xabsiga ku celisay siyaasi caan ah oo dhowaan la sii daayey

Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Puntland sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Maamulka Puntland oo dalacsiiyay Sarkaal la nool cudurka HIV/ADIS (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Garoowe kaga qayb galay xuska maalinta Aids-ka Adduunka oo ku beegan...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska Puntland la saxiixatay Shirkadda Frontier Service Group?

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo...

Nabadoono dhaliilay dowlada Imaaraadka Carabta oo la dhigay xabsiga Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa xabsiga Magaalada Boosaaso ku xiray nabadoono ka tirsan waxgaradka beelaha oo dhaliilay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dowlada Imaaraadka. Nabadoonada la xiray...

Puntland oo Magacowday guddi deg deg ah oo ka kooban todoba Xubnood (Magacyada)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda hada taagan ee roobabka lixaadka ee sababay burburka wadooyinka...

Ciidamada PSF oo sameeyey howlgalo ka dhan ah kooxda Daacish (Sawirro)

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaano (PSF) ayaa sheegay in maanta oo taariikhdu tahay 24 November 2019, hawlgalo ka dhan ah kooxda Daacish ka...

Arrin Mucjiso ah oo la soo deristay qoys Soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah (Sawirro)

Qoys Soomaaliyeed oo ku nool meel ku dhow degaanka Yoonbays oo qiyaastii 100-km u jirta magaalada Garowe ayaa la kulmaya arrin argagax iyo cabsi...

Golaha Wasiiradda Puntland oo caawa ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Golaha Wasiiradda dowlad goboleedka Puntland oo caawa kulan isugu yimidayaa meel mariyay miisaaniyadda Puntland ay ku shaqeyn doonto sanadka 2020. Shirkan oo uu Shir guddoominayey...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs