Friday, May 17, 2024

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland & Mohamed Ali Guyo? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay Nairobi Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Mudane Mohamed Ali Guyo. Madaxweyne Deni iyo...

Wasiir Goodax oo cadeeyey sababta ardayda Puntland loogu diiday shahaadada dugsiga Sare

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa si cad u sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan siin doonin Shahaadada dugsiga Sare haddii aysan...

Madaxweyne Deni iyo danjire Ben fender oo ka wada hadlay afar qodob (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan casho ah kula qaatay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Ben Fender...

Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Nairobi iyo Xog ku aadan qorshaha...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Nairobi, iyadoo warar kala duwan ay...

Dowlad Carbeed oo shan sano ka dib fasaxday ganacsiga Xoolaha Soomaalida

Waxaa dib u bilowday dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo dekedda magaalada Boosaaso kuwaasoo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta. Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo...

Firin Max’ed Khuurshe oo goor dhow la dilay & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kooxo hubeysan ayaa goor dhow halkaas ku dilay guddoomiyihii hore...

(Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DFS oo laga soo saaray shirkii Puntland &...

War-murtiyeed ayaa goor dhow kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland Shirkaasoo intii u dhexeysay January 18-19,...

Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo xabsi la dhigay iyo Xog ku aadan sababta loo...

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Maamulka Puntland ayaa xalay lagu xiray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Xubnaha...

Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal...

(Sawirro) Ciidan ka soo goostay Puntland oo lagu soo bandhigay Laas-caanood

Maamulka Somaliland ayaa maanta magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool ku soo bandhigay ciidamo la sheegay inay ka soo goosteen maamulka ay ood-wadaagta yihiin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs