Sunday, July 12, 2020

Madaxda cusub ee Puntland oo si rasmi ah xilka loogu wareejiyey (Daawo Sawirro)

Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen madaxweynaha cusub iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Maamulka Puntland ee ku taalo...

Weeraro dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay degaano hoos taga Boosaaso

Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxday miino dhuka lagu aasay xili...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo Wareegto kale ku soo saaray amar culus

Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto  lagu joojinayo canshuur dhaaf iyo cashuur dhimis loo samayn...

Madaxweyne Saciid Deni oo gudoomiyey shirkii ugu horeeyey Golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo uu wehliyo madaxweynaha xilka...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya...

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay Doorashadii ka dhacday Puntland

Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay doorashadii Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ee shalay ka dhacday magaalada Garawe. Kusimaha Ergeyga gaarka...

Madaxweynaha la doortay ee Puntland oo Madaxtooyada ku booqday Cabdiweli Gaas (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tagay Qasriga Madaxtooyada Puntland uu wali degan yahay Madaxweynihii hore ee Puntland...

Madaxweyne Saciid Deni oo kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha amaanka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dooran ee maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saakay kulan deg deg ah magaalada Garawe waxa uu kula qaatay saraakiisha laamaha amaanka...

Seddex Sabab oo Saciid Deni taajka Madaxweynaha Puntland loogu suray !!

Tiro ma laheyn musharraxiinta Puntland. Wixii qof xil moodo ayaa qof kale xarrago moodaa. Nin guuleyso is lahaa, mid gurmad ahaan gaashaanka u watay, CV-iiga...

Xildhibaanada Puntland oo telefanada dansaday iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa

Inta badan xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa telefenadooda hawada ka saaray ka dib markii ay dhamaatay codeynta Madaxweynaha cusub ee maamulkaas oo loo doortay Saciid...

LAST WEEK NEWS

FESOJ upholds the legal poistion and objection of Goobjoognews Editor’s defense...

The Fedaration of the Somali Journalists (FESOJ) upholds the legal decision by defending lawyers of journalist Abdiziz Ahmed Gurbiye, the editor of the Goobjoog...