(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Saciid Deni iyo C/raxmaan C/Shakuur?

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo xubno safarkiisa ku weheliyay. Labada Masuul ayaa ka...

Dowlad goboleed ka soo horjeestay sharciga Saxaafada ee uu saxiixay Farmaajo

Maamulka Puntland ayaa ka hor timid Xeerka Warbaahinta Soomaaliya ee maanta la dhaqan geliyay ka dib markii uu saxiixay madaxweynaha Somalia. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Maamulka...

Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland kaasoo...

Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee...

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka...

(Akhriso) Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa caawa soo saaray War-saxaafadeed uu ku cadeynayo mowqifkooda ku aadan Shirkii lagu balansanaa ee Dhuusamareeb 3. Puntland ayaa ku eedeysay madaxda DF...

Wasiir aas Qaran loogu sameeyey Garowe iyo Axmed Karaash oo ka qeyb galay (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta ka qeybgalay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha...

(Sawirro) Guddoomiye Gacal oo furay laami cusub oo isku xiraya labada dhinac ee Gaalkacyo

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta Woqooyiga iyo...

Madaxweyne Geelle oo qaabilay wafdigii uu horkacayey Saciid Deni (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Jabuuti kulan kula qaatay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...

Puntland miyeysan Boolis laheyn? Maxaa Ilaalada Madaxtooyada loogu diraa howlgalada?

Booliska Puntland miyaa laga maarmay, Maxaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada horey loo geeyaa? 3-dii Madaxweyne ee isku xigay Puntland kalana ahaa Cabdiraxman Faroole, Cabdiweli Gas &...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs