Wednesday, May 8, 2024

Banaan bax balaaran oo ka dhacay Garawe iyo Shacabka oo caro xoogan muujiyay

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday sicir bararka iyo diidmada lacagta shilin...

Faahfaahin: Jahwareer xooggan oo maanta ka taagan Suuqyada Magaalada Garoowe

Waxaa maanta jah-wareer xooggan uu ka taagan yahay Suuqyada magaalada Garoowe kaasoo salka ku haya isticmaalka iyo socod-siinta Lacagta Shiling Soomaaliga ah, waxayna arrintani...

Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka...

Wasiir Maxamuud Xaaji Saalax oo is casilay iyo Sababta is casilaadiisa oo la ogaaday

Wasiirkii Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowlad goboleedka Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax ayaa is casilay xilkii Wasiirnimo uu hayay, kadib markii khilaaf uu soo...

Xil ka qaadis dhowaan lagu sameeyey C/fitaax Maxamed Salaad oo la baabi’iyey

Maamulka Puntland ayaa baabi'iyey natiijada xilka qaadis ay dhawaan Golaha degaanka ee degmada dhahar ku sameeyeen duqii degmadaas Cabdifitaax Maxamed Salaad. War-saxaafadeed ka soo baxay...

RW Rooble oo Garoowe ka bilaabay kulamo uu la qaadanayo madaxda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo xalay ku hoyday magaalada Garoowe ayaa manta halkaas kulamo ku leh Madaxweynaha...

RW Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo si diiran loogu soo dhoweeyey Garoowe (Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa galabta qorax xiligii qorax dhaca gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Madaxweynaha...

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhismaha Mashaariic cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Madaxweynaha ayaa mid mid u booqday Waaxyaha Wasaaraddu ka koobantahay,...

Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degaan ka tirsan Maamulka Puntland

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka la wareegay degaan lagu magacaabo Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag sida ay sheegayaan wararka...

Ciidamo amar culus la siiyey oo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso (Sababta)

Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs