Madaxweyne Deni oo aad u dhibsaday Ereyo kasoo yeeray Wasiir Cusmaan Dubbe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si weyn u dhibsaday ugana carooday kalmada ''Jid iyo Jaho Diid'' uu dhawaan u adeegsaday Madaxda...

Puntland oo si adag uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Wasiirka Duulista hawada DF

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Oomaar ayaa sheegay in sababo amni darro darteed dhawaan  u joojiyeen diyaar u safri...

Puntland oo sheegtay iney gacanta ku dhigtay rag Gaalkacyo ku dilay Sarkaal

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen kooxihii ka dambeeyay dil habeen...

Puntland oo eedeymo cusub u jeedisay Masuuliyiinta dowlada federaalka

Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ay falal lagu khalkhal gelinayo amniga ka wadi degaanadeeda. Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa sheegay in...

Madaxweyne Siciid Deni oo goordhaw Cafis Madaxweyne Fidiyay (Akhriso Wareegto)

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa cafis Madaxweyne loogu fidiyay Wariye Kilwe Aadan Faarax oo ku xiran...

Madaxweyne Deni oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Donald Yamamoto (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Maraykanka u jooga Soomaaliya Ambassador...

Mid kamid ah Maamul goboleedyada dalka oo la geenayo Talaal Covid-19

Soomaaliya ayaa la filayaa in dhawaan lasoo gaarsiiyo talaalka cudurka Covid-19 ,waxaana  talaalkaasi loogu tala galay Soomaaliya dhawaan lasoo gaarsiiyay magaalada Nairobi ee caasimada...

Heyadda Amnesty oo eedeymo adag u jeedisay Maamulka Puntland

Ha'yadda caalamiga ah ee arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo...

Shaqo Joojin Caawa lagu sameeyay Gudoomiye Cabdisalaan Bashiir (Wareegto)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee 9-ka Maarso 2021, kuna saabsan shaqo ka joojin Guddomiyaha Golaha...

Amaro lagu soo rogay dadka galaya iyo kuwa ka baxaya magaalada Garawe

Saraakiisha booliiska magaalada Garawe ayaa soo saaray amaro cusub ay ku doonayaan in ay ku xaqiijiyaan amaanka magaaladaasi si looga hortago in falal amaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs