Sunday, May 19, 2024

Khilaaf xoogan oo ka dhashay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Genaraal Diyaano

Khilaaf xoogan ayaa ka dhashay xil ka qaadistii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku sameeyay agaasimihii Hay'adda Nabad Sugida iyo la dagaalanka Argagaxisada Genaraal...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida Puntland

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay Agaasimaha cusub ee Ciidamada Nabad Sugida iyo Soirdoonka Puntland...

Saciid Deni oo kormeeray dib u dhis ku socda buundooyin ku yaalla Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Buundooyinka degaanka  Qayaadsame ee Gobolka Karkaar, oo dayactir iyo dhisme ay dowladdu ku wado. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybta...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada...

(Sawirro) Deni & wafdi uu horkacayey Mr. Gregory Kasunko oo ka wada hadlay…

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bankigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko. Kulanka...

Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah yeeshay iyo Xog ku aadan

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in kulan Albaabada u xirnaayeen oo xasaasi ah yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid...

Axmed Madoobe oo gaaray Garowe, si diiran loogu soo dhoweeyey (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Axmed Madoobe oo maanta ku wajahan Garowe & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta la filayaa inuu booqasho ku tago Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Axmed Madoobe ayaa kulamo Garoowe...

Deni oo la dardaarmay guddi maanta shaqo bilaabay oo loo xilsaaray..(Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Guddiga Sare ...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs