Tuesday, May 7, 2024

Gudoomiyihii iscasilay ee Guddiga doorashada Puntland oo eedeymo culus u jeediyey Deni

Guuleed Saalax Barre oo dhawaan iska casilay xilkii Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ayaa sheegay intii ay ku gudo jireen howsho doorasho ay soo wajaheen...

Faah Faahino kasoo baxaya dagaal dhax maray Dagaalyahano katirsan Al Shabaab iyo Daacish

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geestay uu dhulka buuraleyda ee gobolkaasi ku dhax maray dagaalyahano ka kala...

Xadgudubyo ka dhacay Boosaaso maalmihii dagaalka oo la diiwaan geliyay iyo Magdhaw….

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay xadgudbyo naf iyo maal leh oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee...

Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Saciid...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub oo kamid noqonaya Maamulkiisa

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo...

Puntland oo shaacisay in ay qabaneyso doorashada 10-kursi xili Khilaaf jiro

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay in ay qabanayaan doorashada 10-kursi oo katirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay...

Puntland oo shaacisay in ay diyaar u tahay ka qeyb galka Shirka Wadatashiga Qaran

Qoraal goordhaw kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu shaaciyay in ay diyaar u yihiin ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran uu...

Madaxweyne Deni oo sabab u noqday Dib u dhac ku yimid shirka Golaha Wadatashiga

Waxaa lagu waday 27-ka bisha n oo ku beegan beri oo Isniin ah in magaalada Muqdisho ka furmo shirka gollaha wadatashiga Qaran ay isugu...

Isimada Puntand oo 8 qodob ka soo saaray dagaalkii ka dhacay Boosaaso (Akhriso)

Isimada beelaha Puntland ayaa iskugu yimid kulan gaar ah oo looga arinsanayey dagaalkii saddexda cisho socday ee ka dhacay magaalada Boosaaso. Shirkan oo uu gudoominayey...

Ra’isul Wasaarayaal hore iyo Masuuliyiin kale oo gaaray Garawe lana kulmay Deni (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada Puntland gaaray Ra'isul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu wehliyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs