Sunday, May 19, 2024

Puntland: Miisaaniyadii abid ugu badneyd ee sanadka 2023 oo la ansixiyey (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenada ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland “Waxa Kismaayo ka soo baxay anigu kuma raacsani”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa si cad uga soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii madaxda Maamul goboleedyada ee Kismaayo lagu...

Ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool oo hanjabaad culus loo diray

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi...

Damqashada iyo Xanuunka uu reebay Tacadigii Marxuumad Caasha Ilyaas Aadan

Damqashada iyo xannuunka aan la qiyaasi karin ee aan ka damqaday dilka foosha xun, axmaqnimada iyo bahalnimada ah ee lagula kacay marxuumad Caasha Ilyaas...

Maamulka Puntland oo beeniyey hadal uu warbaahinta siiyey Duqa magaalada Boosaaso

Wasiirka Amniga maamulka  Puntland C/Samad Galan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidanka Gorgor ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee...

Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa magaalada Gaalkacyo ku weeraray Taliyihii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Col. Khaliif Nuur Shiil. Taliyaha...

Maxaa ka jira in Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ka qeyb galayo shirka Garowe?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii la socday Madaxweyne Farmaajo ee...

Maxaa ka jira in Cabdixakiin Dhoobo Daareed loo magacaabayo Safiir ?

Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay warar sheegayay in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Dhoobo daareed loo...

Gudoomiye Dhoobo Daareed oo lagu soo dhaweeyay gobolka uu kasoo jeedo (Sawirro)

Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo khamiistii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland xilka ka qaadeen ayaa isaga tagay magaalada Garawe oo horey...

Puntland oo goob fagaare ah ku toogatay rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa maanta lagu toogtay saddex nin oo horey ay maxkamadi ugu ridday xukun ah iney ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs