Monday, May 13, 2024

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya...

Madaxweyne Deni oo kuxigeenkiisa Axmed Karaash u magacaabay La-taliye cusub (Wareegto)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40, kuna saabsan magacaabid La-taliye...

Madaxweyne Deni oo isbedel ku sameeyey Taliska Booliska Puntland ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha cusub Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee...

Guddiga dhismaha garoonka Cawaale oo lagu cadaadinayo iney celiyaan lacagtii DF

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay guddiga dhismaha Garoonka Cawaale ee woqooyiga Gaalkacyo culays ku saarayso iney dib u celiyaan...

Maxaabiis Al Shabaabnimo loo heestay oo Dil ku xukunaa oo baxsaday iyo Lacag la...

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladasai ka baxsadeen maxaabiis loo heestay in ay katirsan...

Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb...

Madaxda Dowlad goboleedyada dalka ayaa ku balansan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland in ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah ay uga arinsanayaan xaalada...

Dhalinyaro lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan magaaladaasi ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah oo...

Puntland oo war kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo Go’aankii Isimada kasoo baxay

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa soo dhaweeyay go'aankii saakay soo saareen Isimada dhaqanka ee shirka uga socday magaalada Laascaanood ee gobolka...

Jubbaland oo dhagaha ka fureesatay Baaqii Musharaxiinta iyo Puntland oo laga war sugayo

Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa dhawaan ku baaqay in la hakiyo doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee dalka ka bilaabatay, waxa ayna taa badalkeeda ku...

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle Deegaan

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii deegaanka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Kala dirista...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs