Sunday, May 19, 2024

Khamri badan iyo dadkii ka ganacsanayay oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland gaar ahaan kuwa ka howlaga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay khamri aad u badan iyo...

(Sawirro) Wasiiradii federaalka ee gaaray Boosaaso oo ka warbixiyey kulankii ay la qaateen Deni

Wafdigii uu hoggaaminaayay Wasiirka arimaha dibadda xukuumadda Somalia Axmed Ciise Cawad ee gaaray Boosaaso ayaa dib ugu soo laabtay galabta Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka...

Guddiga doorashada Gudoonka Baarlamanka Puntland oo la magacaabay (Magacyada)

Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay qaban-qaabada doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, kaddib markii subaxnimadii hore ee saaka cod gacan taag ah xilkii...

Ciidamada gaarka ah ee PSF oo fashiliyay qaraxyo miino (Daawo Sawirada)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee maamulka Puntland ayaa ku guuleestay in ay fashiliyaan qaraxyo miino oo lagu aasay qeybo kamid ah magaalada...

Axmed Madoobe: “Dowladda federaalku wey naga diiday in la wadahadlo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal...

Dhisme Cusub oo lagu soo Kordhinayo Bangiga Dhexe ee Puntland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka  Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyey Bangiga Dhexe ee Dowladda goboleedka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga...

Ciidamada Puntland oo heegan la galiyay iyo Go’aano adag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Amniga Puntland iyo Guddiga maamulkaasi u qaabilsan ka hortaga Cudurka Coronavirus. Kulankan oo...

Amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Puntland oo saaka dhaqan galay

Amar maalmo ka hor ka soo baxay maamulka Puntland oo lagu joojiyay tukashada Jameecada salaadda Ciida ayaa maanta ka dhaqan galay degaannada Puntland, kadib...

Puntland miyeysan Boolis laheyn? Maxaa Ilaalada Madaxtooyada loogu diraa howlgalada?

Booliska Puntland miyaa laga maarmay, Maxaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada horey loo geeyaa? 3-dii Madaxweyne ee isku xigay Puntland kalana ahaa Cabdiraxman Faroole, Cabdiweli Gas &...

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhismaha Mashaariic cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Madaxweynaha ayaa mid mid u booqday Waaxyaha Wasaaraddu ka koobantahay,...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs