Wafdigii Mareykanka oo qodobo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Somaliland

Qoraal lagu baahiyey bogga rasmiga ah ee safaaradda Maraykanka ee Somalia ay ku leedahay Facebook ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta Maraykanka ee booqday Somaliland...

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay wafdi ka socday dalka Senegal (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda xafiiska Madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo...

Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood

Waxaa goor dhaweyd oo caawa ah Magaaladda Laascanood ee gobolka Sool lagu dilay Isku-duwihii Qandaraasyada Somaliland ee gobolkaas Maxamed C/llaahi Faarax (Jeeri). Dabley hubeysan oo...

Khilaaf meel adag gaaray oo ka taagan dib u dhiska Suuqii gubtay ee Hargeysa

Waxaa cirka isku sii shareeray Khilaaf u dhaxeeya Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo dowladda hoose ee magaalada Hargeysa, kaasoo...

Madaxweyne Muuse Biixi oo wareegto ku Magacaabay Wasiir cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-854/042022 uu ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka...

DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa

Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney Somaliland ku wareejisay deeqdii ay ugu talo gashay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa iyo lacagihii loo fasaxay. Agaasimaha Fulinta Bankiga Dhexe...

Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa dhaliilay qaabka uu madaxweynaha Somalia ufa falceliyey dabkii xooganaa ee baabi'iyey Suuqa weyn ee...

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiirada Maamulka Somaliland? (Sawirro)

Fadhigii 90-aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagaga hadlay qodobbo dhawra. Ugu horreyn, Madaxweyne...

Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington, kana hadlay..

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington University ayaa uu kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya xiriirka...

(Sawirro) Muuse Biixi oo Washington kula kulmay xubno ka tirsan Congresska Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku gudda jira shafarkoodii shaqo ee Washington D.C ayaa kulamo muhiima...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs