Dowlada Maraykanka oo taageertay heshiiskii diblomaasi ee Somaliland iyo Taiwan

Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa ammaanay galaangalka diblomaasi ee Taiwan  ka bilowday Bariga Afrika gaar ahaan Somaliland. "Waa guul laga gaaray xiriir diblumaasiyadeed...

Somaliland oo ka hadashay Sababta Itoobiya u bedeshay Wakiilkii u joogay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in mudooyinkii ugu dambeeyay uu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Itoobiya kadib isbadaladii dalkaasi...

Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay wafdi ka socday dalka Senegal (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda xafiiska Madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo...

(Daawo Sawirro) Meydka Nin isgubay oo laga helay guri ku yaalla Hargeysa

Waxaa maanta abaaro 1:00-dii duhurnimo ku Geeriyooday xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabo Axmed Nuur Sheekh Muumin ka dib markii dab...

Maamulka Somaliland oo qaaday talaabo kale oo ka dhan ah Idaacada BBC-da

Maamulka Somaliland ayaa hawada ka saaray Idaacad FM ah oo ku la howlgaleysay magaalada Hargeysa, taasoo laga siideyn jiray barnaamijyada iyo wararka idaacada BBC-da. Warqad...

Somaliland oo ka soo horjeesatay Isbaheysi looga dhawaaqay dalka Sacuudiga (Akhriso)

Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay isbaheysiga dalalka Carabta iyo Afrika ee saran badda Cas oo looga dhawaaqay dalka Sacuudiga. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda...

Madaxweyne Biixi oo la kulmay wafdi uu horkacayey MP. Gavin Williamson (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti xildhibaanno ah oo ka socda Baarlamaanka dalka Uk oo uu hoggaaminayo...

Shan ruux oo caawa ku geeriyootay Hargeysa & Sideed dhaawacmay ka dib markii..

Shilkii gaari ee ugu khasaaraha badnaa mudooyinkan ayaa caawa ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan. Shilkan...

Fashil ku yimid Wadahadalkii u dhexeeyey Mamulka Somaliland & Mucaaradka

Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maanta sheegay inay burbureen wada-hadalii ay la lahaayeen xukuumadda. Mas’uuliyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye...

Maamulka & Mucaaradka Somaliland oo ka heshiiyey arrin khilaaf ka dhex abuurtay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ee Somaliland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Yeeshay Kulan Muhiim u ah Somaliland oo laga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs