Tuesday, May 14, 2024

Muuse Biixi oo Safar Dibadda ah u ambo baxay kadib Martiqaad loo fidiyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo...

(Sawirro) Somaliland oo soo masaafurineysa dadka ka soo jeeda Koonfurta Somalia

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka soo masaafurinaya boqolaal qof oo ku noolaa magaaladaasi, kana soo jeeda Koonfurta Soomaaliya Dadkan ayaa xalay...

Fashil ku yimid Wadahadalkii u dhexeeyey Mamulka Somaliland & Mucaaradka

Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maanta sheegay inay burbureen wada-hadalii ay la lahaayeen xukuumadda. Mas’uuliyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye...

Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo la dhigay qaar kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ee...

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Raisul Wasaare kuxigeenka Somalia

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka oo yeeray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ahaa inay bilaabayaan wada hadalkii labada dhinac, isla markaana...

Somaliland oo War kasoo saartay Kulankii dhax maray Farmaajo iyo Abiy Axmed

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay kulamo ay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ku yeesheen Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo...

Ciidamo hubeysan oo xabsiga dhigay Xildhibaan Max’ed Axmed Dhakool (Sababta)

Booliska Somaliland ayaa xabsiga magaalada Hargeysa dhigay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka ka mid ah baarlamanka Somaliland. Xildhibaanka oo ka soo jeeda gobolka Sool...

Muuse Biixi: “Dowladda Xamar ee AMISOM ilaaliso warkeeda kama duwana Dameer ciyey” (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay dalka Guinea ayaa si...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday 20 Milyan oo dollar...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray mashruuc ballaaran oo ay leedahay shirkad maxali, kaasoo koronto lagaga...

(Sawirro) Somaliland oo War ka soo saartay kulankii dhexmaray Farmaajo & Muuse Biixi

Somaliland oo War ka soo saartay kulankii dhexmaray Farmaajo & Muuse Biixi (Sawirro) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs