Sunday, April 28, 2024

Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa dhaliilay qaabka uu madaxweynaha Somalia ufa falceliyey dabkii xooganaa ee baabi'iyey Suuqa weyn ee...

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...

Ciidanka Somaliland oo soo qabtay haweeney Muuqaal carro abuuray laga faafiyay

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa howlgal gaar ah oo ay sameeyeen saacadidihii lasoo dhaafay gacanta kusoo dhigay haweeney dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Magaalo kutaala dalka Mareykanka oo Aqoonsatay Maamulka Somaliland

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ay aqoonsi ku aadan Madax banaanidooda ka heleen Golaha Deegaanka Magaalada...

Dahab laga helay buuraha Waqooyiga gobolka Sanaag (Daawo Sawirro)

Wixii ka dambeeyey dabayaaqadii sanadkii hore oo aheyd markii buuraha Cirshiida Dhicir & buurta Ceel-dibir laga helay dahabka nooca  Negedka loo yaqaano ayaa waxaa...

Dayuurad dagaal oo walxo qarxa ku tuurtay degaano hoos taga Somaliland

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay ayaa waxyaabo qarxa ku tuuray dad reer guuraa ah iyo dhul daaqsimeed ka tirsan degmada Sallaxley ee...

Dugsi Quraan Online ah oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska AL Bayaan Quran Online oo ah...

Somaliland oo jawaab yaab leh ka bixisay hadal ka soo yeeray taliyaha ciidamada Puntland

Abaanduulaha Ciidanka Somaliland Cabdirisaaq Siciid Bullaale ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeeray taliyaha ciidanka Puntland oo sheegay in Badhan ka mid tahay dhulka...

Maxaa ka jira in Iran ku lug laheyd weerarkii saldhiga Maraykanka ee camp Simba?

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidamada militeriga ee Manda Bay ee...

Cafis loo fidiyay in ka badan 570 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiyada Somaliland (Wareegto)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray cafis Madaxweyne ugu fidiyay in ka badan 570-Maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs