Wafdigii Mareykanka oo qodobo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Somaliland

Qoraal lagu baahiyey bogga rasmiga ah ee safaaradda Maraykanka ee Somalia ay ku leedahay Facebook ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta Maraykanka ee booqday Somaliland...

Somaliland oo War cusub ka soo saartay rabshidihii dhowaan ka dhacay Laascaanood

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Suleymaan Cali Koore ayaa warbaahinta la wadaagay war saxafadeed ay soo saareen oo ku saabsan xaalada magaalada Laascaanood Suleymaan Cali Koore ayaa...

Somaliland oo digniin culus ka soo saartay booqashada C/wali Gaas ku joogo Sanaag Bari

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa digniin kulul ka soo saaray socdaalka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali gaas ku joogo degaano ka tirsan gobolka Sanaag. Kulan...

Madaxweyne Biixi & Wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Itoobiya, kaddib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen ra’iisal...

Saraakiil ka tirsan ciidanka Somaliland oo Weerar lagu dilay & Muuse Biixi oo si...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Ciidamada Qaranka, shacbiga Somaliland iyo Qoysaskii ay ka baxeen labo Sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Booliska iyo Asluubta...

Nin lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyey Muuse Biixi oo xukun lagu riday

Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ku riday gudoomiyaha Garabka dhallinyarada Xisbiga Wadani Maxamed Siddiiq Dhamme oo ku dhowaad labo bilood...

Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray mashaaciic laga hirgeliyey Burco (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isagoo kuwo...

Somaliland oo daahfurtay Mashruuc ku kacaya 7.5 Milyan oo dollar (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka , Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasoo waftiga Madaxweyne ku...

(Akhriso) Somaliland oo shaacisay go’aan halis ah oo xoojin kara faafida COVID-19

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay fasaxday ka ganacsiga Qaadka ka dib markii in muddo ah loo joojiyey sababo la xiriira Coronavirus. Qaadka la fasaxay ayaa...

Muuse Biixi oo ka hadlay dilkii Gen. Galaal iyo amni darada ka jirta Muqdisho

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay ka xun yihiin dadka lagu laynayo magaalada Muqdisho, isagoo ka tacsiyadeeyey geeridii Jeneraal Galaal iyo dadkii...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs