Saturday, May 18, 2024

Beesha caalamka oo dalabyo adag u gudbisay Madaxweyne Muuse Biixi (Akhriso)

Saxiibada Caalamka ee Soomaaliya oo ka kooban Belgium, Canada, Denmark, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, UK iyo Mareykanka...

Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya

Maamulka Somaliland ayaa maanta gaadiid badan oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya intii ay rabshadaha socdeen waxa ay ku wareejisay masuuliyiin katirsan...

Somaliland oo ka hadashay Sababta Itoobiya u bedeshay Wakiilkii u joogay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in mudooyinkii ugu dambeeyay uu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Itoobiya kadib isbadaladii dalkaasi...

Muuse Biixi oo la kulmay safiirada dalalka Midowga Yurub u fadhiya Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka kooban safiirrada Somalia u fadhiya dalalka dalalka Denmark, Switzerland, Finland,...

Siyaasiga Caanka ah ee Nigel Farage oo caalamka ugu baaqay in ay aqoonsadaan Somaliland

Siyaasiga Nigel Farage oo u dhashay dalka Britain ayaa ugu baaqay caalamka iyo dowlada Britain in ay aqoonsadaan maamulka Somaliland oo dadaal badan ugu...

Somaliland oo ka hor timid heshiis ay kala saxiixdeen dowlada Somalia & Midowga Yurub

Maamulka Somaliland ayaa ka hor yimid heshiis looga magac daray Eng. Yariisow oo lagu dhisayo Waddooyinka Muqdisho iyo Bebera kaasoo ay kala saxiixdeen dowladda...

Madaxweyne Biixi oo caawa kormeer kedis ah ka sameeyey Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Isbitaalka guud ee Hargeysa, waxaana uu booqday Bukaanada jiifa isbitaalka, waxaana...

Qaabkii ay u shiri jireen Wasiirada Somaliland oo wax laga bedelay iyo Go’aano kasoo...

Golaha Wasiirada maamulka Somaliland ayaa wax ka bedelay goobtii iyo qaabkii ay u shiri jireen maalin walbo oo khamiis ah, si ay uga hortagaan...

France u yeertay danjirihiisa Turkiga iyo xiisada labada dal cirka isku shareertay

Dowlada Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirka u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel...

Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs