Friday, April 26, 2024

Ciidamada Jubbaland oo si xun ula dhaqmay Dad Kismaayo kusoo dhaweyn lahaa Musharax …

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada amaanka maamulkaasi u diideen in garoonka Diyaaradaha galaan dad doonayay in ay soo dhaweeyaan...

(Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga sagootiyey Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Munaasabad billado lagu guddoonsiinayay Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Ciidamadan oo ka socday dalka Itoobiya ayaa...

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo goordhaw ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay...

Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland oo Dil argagax leh u geestay nin shacab ah

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ee maamulkaasi dil arxan daro ah u...

Al-Shabaab oo duqeysay saldhig ay leeyihiin ciidamada Itoobiya

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay madaafiic ku garaaceen saldhigyo ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Baardheere ee Gobalka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga...

Amaro lagu soo rogay Gaadiidka isticmaala Wadooyinka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa laga mamnuucay in ay maraan gaadiidka aan laheyd sumada ama taarikada, waxaana dadka aan gaadiidkoodu...

Khasaare culus oo ka dhashay qarax saaka ka dhacay degmada Baardheere

Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo kaasoo lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidamada...

Booliiska Jubbaland oo lagu wareejiyay Qalab kala duwan oo Muhiim ah (Daawo Sawirada)

Taliska ciidanka booliiska AMISOM ayaa maanta qalab kala duwan oo muhiim u ah shaqadooda ku wareejiyay ciidanka booliiska maamul goboleedka Jubbaland ee ka howlgala...

Akhriso Wareegto: Axmed Madoobe oo Magacaabay xilal cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub Axmed Madoobe ayaa wareegtada ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs