Wariyaal iyo askar ilaalo u aheyd Axmed Madoobe oo kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland

Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa xalay magaalada Kismaayo uga dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland, waxaana liiskan ku jira xubno aad ugu dhaw...

Xildhibaano kale oo looga dhawaaqay Kismaayo iyo Xiisad soo korortay (Akhriso Magacyada iyo Qabiilada)

Guddi doorasho ay dhawaan magacaabeen Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa saakay ku dhawaaqay liiska Xildhibaano ay sheegeen in ay soo...

Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo caawa la shaaciyey (Akhriso Magacyada)

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska magacyada xubnaha barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Liiska oo ka kooban...

Dagaalyahano kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay labo nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, kuwaa oo isku soo...

Saraakiil kormeeray goobta ay dhaceyso doorashada hogaanka Jubbaland (Sawirro)

Taliyaha Booliiska Jubbaland Col.Maxamed Naasir iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa kormeer ku tagey xarunta ay ka dhaceyso doorashada gudoonka Baarlamaaka iyo tan...

(Akhriso) Guddigii xaqiiqo raadinta IGAD oo War ka soo saaray doorashada Jubbaland

Urur Goboleedka IGAD ayaa War ka soo saaray doorashada Jubbaland ka dib booqasho ay magaalada kismaayo ku tageen wafdi ka socda ururka kuwaasoo u...

Musharixiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo Magacaabay guddi doorasho (Akhriso)

Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee kasoo horjeeda Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddi Doorasho oo qaabilsan soo...

Jubbaland oo gashay xaalad hubaal la’aan ah iyo Walaac dadka lasoo darsay

Maamul-Gobleedka Jubaland ee Soomaaliyeed, wuxuu galay xaalad hubaal la’aan ah, is riix-riix siyaasadeed iyo jawi loolan doorasho oo shalow ka tuuraya nabadii yareyd ee...

Tirada Musharaxiinta isku diiwaan geliyey doorashada Jubbaland oo la shaaciyey

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in uu soo gabagaboobey waqtigii loogu tala galay in ay odayaasha dhaqanku ku soo...

Musharaxiinta Madaxweynaha Jubbaland oo shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada 

Qaar kamid ah Mushataxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa shuruudo adag ku xiray in ay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs