Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo caawa la shaaciyey (Akhriso Magacyada)

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska magacyada xubnaha barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Liiska oo ka kooban 73 xildhibaan ayaa guddigu waxay sheegeen in lagu soo xulay nidaamka 4.5 ee ay wax ku qeybsadaan beelaha Soomaalida.

Hoos ka akhriso Magacyada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -