Sunday, April 28, 2024

Guddoomiye degmo oo ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaarigiisa

Guddoomiyihii degaanka Raas-Kambooni ee gobolka J/hoose ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday qarax miino oo lala beegsaday gaadiid uu la socday. Qaraxa oo ka...

(Akhriso) Jubbaland oo amaro culus ka soo saartay ka hortaga cudurka COVID-19

Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saaray awaamiir ku saabsan ka hortagga faafidda cudurka COVID-19. War-saxaafadeed ka soo baxay guddigaas,...

Ciidanka Danab oo qarxiyay labo gaari waa weyn oo qaraxyo laga soo buuxiyay 

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa la sheegay in deegaanka Buulo Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo ku fashiliyeen kuna qarxiyeen labo gaari oo waxyaabaha...

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo dhoolatus ku maray wadooyinka Kismaayo (Sawirro)

Waxaa maanta magaala Kismaayo tababar loogu soo gabagabeeyay dufcadii afraad ee kamid noqonaysa ciidanka booliska dawlad goboleedka Jubbaland kuwaasoo muddo sagaal bilood ah tababar...

(Akhriso) Jubbaland oo War ka soo saartay go’aanadii ka soo baxay shirkii Garowe

Maamulka Jubbaland ayaa taageero u muujiyey War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gebagebeeyey Garowe. War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka...

Taliye ka tirsan Jubbaland oo kashifay xiriir dhexmaray isaga, Farmaajo & Fahad Yaasiin

Waxaa qorey: Gaashaanle Mahad Islaam Taliyaha Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Bismillaah, Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibadba, si gaar ah waxaan...

Ciidamo badan oo laga qaaday Kismaayo oo kusii jeeda Degmada Balad Xaawo

Maamulka Jubbaland ayaa wali wada abaabul dagaal ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan degmada Balad Xaawo iyo degmooyin kale oo katiran gobolka...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Dhoobley, Xilli ay xiisad ka jirto xadka Somalia...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya Xubno...

Wasiir katirsanaa maamulka Jubbaland oo isku soo dhiibay ciidanka Dowlada

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo isku soo dhiibay...

Axmed Madoobe oo fariin adag u diray Dowladaha Turkiga, Qatar iyo Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta fariin adag u diray sadex kamid ah dowladaha xiriirka dhaw la leh dowlada federaalka Soomaaliya kana...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs