Axmed Madoobe oo Aqalka martida ku casuumay Jeneraal Jeff Nyagah iyo Saraakiil kale

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida kulan qado sharaf ah kula qaatay Taliyaha qeybta labaad ee howlgalka AMISOM ee...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo la dhaariyay iyo Axmed Madoobe oo la dar daarmay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kaga qeybgalay Munaasabada dhaarinta Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu Madaxweynahu...

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn khasaaro geestay ka fuliyay Gobolka Gedo

Diyaaradaha dagaalka dowlada Kenya ayaa duqeymo xoogan oo dhaliyay khasaaro nafeed ka fuliyay deegaano badan oo katirsan gobolka Gedo , waxaana duqeymahan lala beegsaday...

Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay Golaha Wasiirada iyo Axmed Madoobe ka mahad celiyay

Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa ku meel mariyay golaha Wasiirada cusub ee maamulkaasi uu dhawaan magacaabay Madaxweyne...

Qarax Xoogan oo Lagu dilay Cabdullaahi Carab iyo ciidamo la socday

Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah lala eegtay ciidamo katirsan kuwa...

Mid kamid ah maamul goboleedyada oo mamnuucay xirashada Indhoshareerka

Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amar cusub oo deegaanada maamulkaasi ka arimiyo looga mamnuucayo xirsahada Indhashareerka ay xirtaan haweenka.  Taliyaha ciidammada Booliska...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay shirka wadatashiga ee ka furmaya Muqdisho

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya – Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah...

Madaxweynaha Jubaland oo Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland (Aqriso)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan. Liiska Cusub ee Wasiirada...

Axmed Madoobe & Taliyaha AFRICOM oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku tagay magaalada Kismaayo. Stephen...

Maamul Goboleed mar kale shaaciyay in Farmaajo Madaxweyne u aqoonsaneyn

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku celisay in aysan Madaxweynaha Soomaaliya u aqoonsaneyn Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo . Wasiirka Warfaafinta ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs