Saturday, May 4, 2024

Gabar ka mid aheyd Ardaydii ka gudubtay imtixaanka dowlada oo caawa la dilay

Hibo Qaasim oo ka mid ehayd ardaydii ka gudubtay Imtixaanka dowladda ee maanta la shaaciyey ayaa caawa kooxo mindiyo ku habeysan waxay ku dileen...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wakiillo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee...

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in 100 Kunteenar oo hub ah uu geeyay magaalada...

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in inta badan hubkii loogu deeqay dowlada Soomaaliya uu u daabulay gobolka Gedo gaar...

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose kaasoo geystay khasaare iskugu...

Ra’isul Wasaarihii hore ee Dalka oo Dowladda ku dhaliilay in ay ka aamustay Muddo...

Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhawwaan sameeyay muddo kororsi hal sanno ah ay ugu dareen madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxa ayna taasi abuurtay dareen...

Nin Al-Shabaab ka tirsanaa 13 sano oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose. Maxamed...

Jubbaland oo dowlada Somalia ku eedeysay dagaalkii ka dhacay garoonka Kismaayo (Akhriso)

Jubbaland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeysey iney faragelin iyo khalqal gelin dhinaca Amniga ku heyso magaalada Kismaayo kadib dagaal garoonka Kismaayo shalay galab...

Axmed Madoobe oo la kulmay guddi uu Magacaabay Baarlamanka Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran oo...

Shiikh Shaakir oo shaaciyey xeelad cusub oo looga hortegi karo fikirka Al Shabaab

Hogaamiyaha kooxdii Ahlu sunna Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Al shabaab iyo xoreynta degaannada ay...

Mid kamid ah La taliyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Warar lagu kalsoonaan karo oo kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Kismaayo laga soo celiyay Cabdi Cali Raagge oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs