C/rashiid Janan oo deg deg uga soo baxay Kenya, ka dib hadalkii amnesty, kana...

Sida ay sheegayaan Wararka aanu ka heleyno Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo Waxaa Goordhow halkaas gaaray Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo...

Ciidamada Danab oo dilay xubno katirsan Al Shabaab Hubkii ay wateena la wareegay

Ciidanka Kumaandooska DanabĀ  Gaar ahaan Ururka 5-aad Guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheesan oo ay ka sameeyeen duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ,ku...

Madaxweynaha Jubbaland oo amar ku bixiyay in gacan bir ah lagu qabto dadka ku...

War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay dagaal dhiig badan ku daatay oo maalmihii lasoo dhaafay...

Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan

Maamul goboleedka Jubbaland uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ayaa dadaal badan ugu jira sidii mar kale gacanta maamulkooda loogu soo celin lahaa gobolka Gedo...

(Sawirro) Shiikh Shariif, Xasan Shiikh, C/raxmaan C/shakuur & xubno kale oo Kismaayo gaaray

Ka dib markii dowlada Somalia ay qaaday xanibaadii saarneyd duulimaadyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay, wufuud ay kala horkacayaan madaxdii...

Wada-sheekeysi xeebta Kismaayo ku dhexmaray RW Kheyre & koox dhalinyaro ah (Sawirro)

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Raā€™iisul Wasaare Xasan...

Axmed Madoobe oo Aqalka martida ku casuumay Jeneraal Jeff Nyagah iyo Saraakiil kale

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida kulan qado sharaf ah kula qaatay Taliyaha qeybta labaad ee howlgalka AMISOM ee...

Al-Shabaab oo dib u qabsatay degaanka Janaay Cabdalle iyo Ciidamadii huwanta oo..

Al-shabaab ayaa maanta gelinkii dambe dib ula wareegtay gacan ku haynta degaanka Janaay Cabdalla oo qiyaastii 60Km galbeed uga beegan magaalada Kismaayo sida ay...

RW Khayre oo kormeeray xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga, xanaanada xoolaha,...

Maxaa ka jira in dowladda Somalia shuruudo ku xirtay sii deynta Cabdi Janan?

Guddi la sheegay inuu ka socday Waxgaradka Gedo & Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in shuruudo adag lagu xiray sii deynta Wasiirka amniga Jubbaland Cabdi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs