Friday, May 10, 2024

Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharaxiinta ku tartameysa Afarta kursi ee ka dhinaa...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan...

Rooble oo Qado Sharaf loogu sameeyay Deegaanka Dalxiiska Caan ku ah (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Madoobe ayaa maanta deegaanka dalxiiseedka Goobweyn qado sharaf ugu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wfdiga la...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Dhoobley, Xilli ay xiisad ka jirto xadka Somalia...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya Xubno...

Ra’isul Wasaare Rooble oo goordhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Garbahaarey (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo. Rooble iyo wefdiga...

Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Guddiyada doorashada FEIT & SEIT Jubaland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku marti qaaday Guddiyada doorashooyinka heer Federaal iyo heer Jubaland ee dhawaan soo...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada...

Daawo Sawirada: Ciidanka Nabad sugida oo qabtay nin Bambo ku weeraray xarun Ciidan

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku qabtay nin la sheegay in xalay bam gacmeed ku weeraray...

Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Gaas ayaa Waxa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne...

Wasiirkii Amniga Jubbaland iyo masuuliyiin la socotay oo gaaray Nairobi

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maanta doon ku gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa diyaarad gaar ah u...

Saraakiil kormeeray goobta ay dhaceyso doorashada hogaanka Jubbaland (Sawirro)

Taliyaha Booliiska Jubbaland Col.Maxamed Naasir iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa kormeer ku tagey xarunta ay ka dhaceyso doorashada gudoonka Baarlamaaka iyo tan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs