Monday, May 20, 2024

Jubbaland iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Masiirka kuraasta taala Garbahaarey

Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku dhacay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud...

Axmed Madoobe oo Guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland isagoo golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha...

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu duqeeyey Jubada dhexe

Dowladda Somalia ayaa shaacisay in 15 ka mid ah dagaalyahanada Alshabaab lagu dilay tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn xalay ciidamada Maraykanku la beegsadeen...

Banaan baxyo ruxay magaalada Kismaayo iyo Wararkii Ugu Dambeeyay (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda banaan baxyo waa weyn oo lagu taageerayo doorashadii maanta ka dhacday magaaladaasi oo Madaxweynaha maamulka Jubbaland loogu doortay...

Axmed Madoobe oo weji gabax kala kulmay kulankii danjiraha Maraykanka (Cadeyn)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa weji gabax kala kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia. Danjire Donald Yamamoto ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madax ka...

Dil Caawa ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay dil ugu geesteen askari la sheegay in uu...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed

Waxaa maanta barqadii qarax gaarigiisa loogu soo xiray ku geeriyooday askari katirsanaa ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland, qaraxan ayaana ka dhacay magaalada Kismaayo ee...

Faahfaahin: Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo ku le’day Qarax dhulka loogu aasay

Miino dhulka lagu aasay ayaa la soo sheegayaa iney la kacday maanta gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Maamulka Juballand khasaare xoog leh ayaana...

Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo Kismaayo ku doortay guddoon cusub

Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda Axmed Madoobe ayaa galabta Kismaayo ku doortay Guddoon cusub. Kulan ay yeesheen Baarlamaanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs