Monday, September 20, 2021

Qarax caawa ka dhacay hoyga Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Jubbaland

Sida ay sheegayaan warar caawa naga soo gaaray Magaalada Jubbada hoose qarax ayaa caawa ka dhacay hoyga uu magaaladaas ka degan yahay Guddoomiye ku...

Axmed Madoobe oo 8 Caqabadood kala kulmi doona Is dhiibista C/Rashiid Janan.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa isbedel muuqda laga dareemayaa Siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan tan u dhexeysa Dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland. Isbedelka Siyaasada labada...

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Dar daarmay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland kula kulmay xubnaha  Guddiga Doorashooyinka...

Dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda dowlad goboleedyada & Sababta ka dambeysa

Shirka Madaxda maamul goboleedyada ee manta lagu waday inuu ka furmo magaalada Kismaayo ayaa la shaaciyey inuu dib u dhacay. Madaxda Maamulada Koonfur Galbeed,Puntland, Galmudug...

(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumo ku yaalla Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kormeer ku tagay...

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu duqeeyey Jubada dhexe

Dowladda Somalia ayaa shaacisay in 15 ka mid ah dagaalyahanada Alshabaab lagu dilay tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn xalay ciidamada Maraykanku la beegsadeen...

Dayuurado dagaal oo duqeeyey Al-Shabaabkii ka laabtay Weerarkii Baar-sanguuni

Warbaahinta ku hadashada afka Maamulka Jubbaland ayaa baahisay in dagaalyahanadii Shabaab ka tirsanaa ee soo saaka weeraray degaanka Baar-sanguuni hawada laga duqeeyey markii ay...

(Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka...

Al Shabaab oo saakay dagaal looga saaray deegaan ay gacanta ku hayeen

Ciidamo aad u hubeesan oo katirsan maamulka Jubbaland ayaa saakay weerar qorsheesan waxa ay ku qaadeen deegaanka Xagar oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka...

Nabadoon caawa lagu dilay Kismaayo & Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay

Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan (Jeeri) oo ka mid ahaa Nabadoonada soo xulayay xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa caawa Kismaayo lagu dilay. Sida wararku sheegayaan...

News in English

How an intelligence officer’s disappearance in Somalia has ripped the government...

The disappearance of a young intelligence officer in Somalia has led to a rapidly escalating power struggle between the president and prime minister that...

Xulka Allbanaadir